Sawirro:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa

0
Tuesday November 20, 2018 - 13:49:40 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 1268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka badbaaday Qarax loogu xiray Gaarigiisa

    Qaraxa ayaa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan afaafka hore ee Hotelka Maka Al-Mukarama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxa ayaa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan afaafka hore ee Hotelka Maka Al-Mukarama.

Dad goobjoogayaal ah ayaa inoo sheegay in qaraxa marka uu dhacayay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya uu ku jirey Carwo ku taalla wadada Maka Al-Mukarama.

Inta la xaqiijayay qaraxa waxaa ku dhaawacmay darawalka gaariga & ruux kale oo Xildhibaanka la socday.

Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa soo gaaray Ciidamo ka tirsan dowlada Soomaaliya,kuwaasi oo gabi-ahaanba xiray wadada.

Ma Jirto cid ilaa haatan sheegatay mas’uuliyadda qaraxa Maanta lagu Qaarijin rabay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip