
0
Madaxweynaha iyo Odayaasha dhaqanka ayaa heshiis rasmi ah ka gaaray tabashadii iyo diidmadii ay ka qabeen Dowladda iyagoona ku balamay in maanta wixii ka dambeeyo laga shaqeeyo midnimada iyo wadajirka Dowladnimada.
Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay Odayaasha waxa uuna sheegay inuu aqbalay dhamaan qodobadii ay soo jeediyeen beesha.










08/05/2022 - 11:27:22
15/04/2022 - 12:11:24
26/03/2022 - 21:45:49
20/03/2022 - 22:22:19
14/03/2022 - 20:32:39
13/03/2022 - 19:24:05
13/03/2022 - 19:24:03
19/02/2022 - 20:55:53
06/02/2022 - 14:57:47
12/11/2013 - 20:25:29 | Visits: 392235
13/10/2012 - 00:19:57 | Visits: 84150
20/11/2013 - 08:25:42 | Visits: 68007
07/09/2013 - 12:40:30 | Visits: 55552
26/10/2013 - 20:25:49 | Visits: 54064
17/09/2014 - 09:52:59 | Visits: 50400
05/10/2008 - 18:27:36 | Visits: 44306
12/12/2009 - 13:21:28 | Visits: 43667
28/04/2014 - 19:33:18 | Visits: 38789
23/10/2012 - 11:03:52 | Visits: 38254
27/02/2024 - 20:26:19 | Visits: 1779
27/02/2024 - 18:41:48 | Visits: 2331
27/02/2024 - 16:21:16 | Visits: 2135
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1890
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1973
27/02/2024 - 16:03:51 | Visits: 1867
26/02/2024 - 14:35:39 | Visits: 1938
25/02/2024 - 22:02:33 | Visits: 2391
25/02/2024 - 19:16:54 | Visits: 2372
25/02/2024 - 11:59:17 | Visits: 2102
Cali Guudlaawe iyo Reer Baladweyne oo isku calool furay (Sawiro)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta kulan balaaran la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka beesha xawaadle ee tabashada ka qabay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle