Cali Guudlaawe oo ka dagay magaalada Baladweyne

0
Sunday February 06, 2022 - 14:57:47 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guudlaawe oo ka dagay magaalada Baladweyne

    Warar hadda naga soo gaaray magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaas uu gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar hadda naga soo gaaray magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaas uu gaaray Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Wafdiga oo ka ambabaxay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ayaa Garoonka Ugaas ee Magaalada Beledweyne waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, Xubno katirsan labada Gole ee Hir-Shabeelle, saraakiisha Ciidamada Booliska iyo Millateriga iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip