Xaflad lagu taageeraayay Musharaxnimada Cabdullaahi Cadde ee kursiga Hop 106 (Sawiro)

0
Friday February 04, 2022 - 12:56:10 in Wararka by
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaflad lagu taageeraayay Musharaxnimada Cabdullaahi Cadde ee kursiga Hop 106 (Sawiro)

    Xaflad taageero loogu muujinayay Musharax Cabdullaahi Cadde oo isu soo taagay utartamida kursiga Hop 106 ayaa ayaa waxa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad taageero loogu muujinayay Musharax Cabdullaahi Cadde oo isu soo taagay utartamida kursiga Hop 106 ayaa ayaa waxa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulankaan oo ee soo abaabuleen taageerayaasha musharaxa ayaa waxa kasoo qeybgalay qeybaha kala gedisan bulshada, iyadoo taageero lixaad leh halkaa loogu muujiyay Mudane Cabdullaahi Cadde oo iminka ah xildhibaan katirsan baarlamaanka Hirshabeele.

Cabdulaahi Cadde ayaa waxa uu kamid ah yahay musharaxiinta ugu cad cad ee tartanka loogu jiro kursiga Hop 106 iyadoo kursigaani kufadhido Marwo Mino Xasan Shibis oo sidoo kale lahadal hayaayo iney iyadana damac ugu jiro sida ee markale dib ugu soo laaban laheed.

Tartanka Kursigaani ayaa waxa uu kamid yahay kuraasta ugu xiisaha badan oo ee isku hayaan musharaxiin dhowr ah maadaama uu kursigaani uu yahay kan kaliya ee ku tartamayaan dhamaan Beelweynta Galmaax Yoonis.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip