Wararki Ugu dambeeyay ee tartanka Kursiga HOP#106

0
Friday April 08, 2022 - 11:41:30 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararki Ugu dambeeyay ee tartanka Kursiga HOP#106

    Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa kulan uu la qaatay murashaxiinta u tartamaya kursiga tirsigiisu tahay HOP#106, kuwaasi oo tiradooda dhan yihiin todobo murashax oo deegaan doorashadoodu tahay Jowhar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa kulan uu la qaatay murashaxiinta u tartamaya kursiga tirsigiisu tahay HOP#106, kuwaasi oo tiradooda dhan yihiin todobo murashax oo deegaan doorashadoodu tahay Jowhar.


Cali Guudlaawe ayaa sheegay in aysan jiri doonin cid gaar ah oo loo xirayo kuriga HOP#106 ee beesha Galmaax, uuna noqon doono mid furan ciddii uu alle u calfana ay kusoo bixi doonto.

Kursigaan oo doorashadiisa ay dhici doonto 9-ka bisha ayaa waxay murashaxiinta oo wada socda ay la kulmeen Madaxweyne Cali Guudlaawe, waxayna ku amaaneen sida wanaagsan ee hufnaanta leh uu xil isaga saaray inuu kursigaan noqdo mid furan.

Waxaa ku tartamaya kursigaan murashaxiinta kala ah Shadoor Xaaji Maxamuud, Cabdi Kaafi Makaraan, Cabdifitaax Yaanyo, Cabdullaahi Cadde, Yuusuf Jaalle,Cismaan Xaadoole. Inta badan xubnahan ayaa ah kuwa kasoo horjeeda siyaasadda Villa Somalia, marka laga reebo Yuusuf Jaalle oo saaxiib la ah Farmaajo.

Waxaa sidoo kale la filayaa in musharaxin kale ay maanta isa soo taagi doonaan.

Wararka aan ka heleyno Jowhar ayaa sheegaya in murashaxiinta ugu cad cad uu kow ka yahay Shadoor Xaaji Maxamuud oo ah nin dhalinyaro ah oo horay ula soo shaqeeyay xafiiska warfaafinta madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, haddana ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur, waana aqoonyahan heerka aqoontiisa sareyso iyo wariye hore oo siyaasadda u xuub siibtay.

Murashaxiinta kale ee tartamaya ayaa waxaa ku jira Yuusuf Jaalle oo saaxiib dhow la ah Farmaajo, balse rajadiisa ay tahay mid liidato, maadaama loo arko shaqsi Villa Somalia riixeyso, wuxuuna


W-D Ali Muhijaddin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip