Madaxweyne Farmaajo Oo Dhawaan Tagi Doona Dalka Kenya + Sababta

0
Monday March 20, 2017 - 13:35:56 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1916
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Dhawaan Tagi Doona Dalka Kenya + Sababta

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay in Todobaadkaan Gudihiisa uu safar ku tago Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay in Todobaadkaan Gudihiisa uu safar ku tago Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.

Mudane Farmaajo ayaa maalinta Khamiista ah ee soo socota tagi doona Dalka Kenya isagoo halkaasi uga qeybgeli doona Shir looga hadlayo Arimaha Qaxootiga kaas oo ay yeelan doonaan Madax ka socota dowladdaha ku mideysan Urur Goboleedka IGAD.

Shirka ayaa inta uu socodo waxaa looga hadli doonaan arimaha Qaxootiga iyadoo ay xusid mudan tahay in Kenya oo shirkaan martigelineysa ay ku nool yihiin Kumnaan Qaxooti Soomaali ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip