Finaalka Koobka Cayaarha Maamul Goboleedyada Oo Galabta La Cayaari Doono

0
Tuesday July 26, 2016 - 13:56:40 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 3384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Finaalka Koobka Cayaarha Maamul Goboleedyada Oo Galabta La Cayaari Doono

    Garoonka Banaadir Stadium ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir Galabta waxaa lagu soo gabeyn doonaa Ciyaarihii Dowlada Goboleedyada dalka ka jira oo maalmihii dambe halkaas ka socda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoonka Banaadir Stadium ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir Galabta waxaa lagu soo gabeyn doonaa Ciyaarihii Dowlada Goboleedyada dalka ka jira oo maalmihii dambe halkaas ka socda.

Ciyaarta Finalka waxaa isugu soo haray Maamulada Puntland vs Jubba-land oo bilaabasha Tartanka ila Finalka guulo la taaban kara soo gaaray.

Shalay oo isniin aheyd ayaa lagu waday in tartanka Final-kiisa la ciyaaro balse waxaa soo baxay dacwad la xiriirta In Kaptanka Puntland C/casiis Dhiidhiye uu horey ugu saftay xulka qaranka Soomaliya sanadkii 2009-kii dacwada waxaa gudbiyay Maamulka Ciyaaraha Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo Sema-finalka lagu reebay.

Baaritaano kadib xiriirka Kubadda Cagta soomaliya ayaa soo saaray warqad cadeynaysa in kaptanka kooxda Puntland C/casiis Dhiidhiye in uu safan karo ciyaarta Finalka Galabta dhacaysa.

Ciyaarta Finalka waxaa ka qeyb galaya Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubba-land, Madax ka tirsan Dowlada soomaliya, iyo Mas’uuliyiin kale.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip