Kooxda Acmilan oo dalqada u istaagtay guusha kooxda Inter

0
Sunday April 16, 2017 - 22:49:09 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Acmilan oo dalqada u istaagtay guusha kooxda Inter

    Derpy Milan Oo Kusoo Idlaaday 2-2 Ciyaaryahaan Zabata Oo Inter Milan U Diiday Guul Muhiim Ah Oo Ay Dhigooda AC Milan Ka Gaaraan Wuxuuna Ka Bareejeeyey 97 Daqiiqo Ciyaar Sii Caga Cageyneysa .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Derpy Milan Oo Kusoo Idlaaday 2-2 Ciyaaryahaan Zabata Oo Inter Milan U Diiday Guul Muhiim Ah Oo Ay Dhigooda AC Milan Ka Gaaraan Wuxuuna Ka Bareejeeyey 97 Daqiiqo Ciyaar Sii Caga Cageyneysa .

Taageerayaasha Milan Ayaa Waayadaan Ku Jiro Rajo Ku Aadan In Milan-toodi Hore Usoo Laabato Maadaama Manager-kooda Dhoorka Sano Heystay Laga Iibsaday Team-ka Oo Waayadaan Xaalado Mugdi Ah Ku jiray Waxaana La Wareegay Rag Chines Ah Oo Maalqabeyno Ah Kuwaas Oo Sheegay In Milan Awoodeedi Hore Usoo Celin Doonaan.

Labada Milan Ayaa Wali La Tacaalayaan Sidii Ay Kusoo Gaari Lahaayeen Tartanka Champions League Umana Muuqdaan Sanada Inagu Soo Foodleh In Ay Usoo Bixi Doonaan Balse Lama Filaan Waa Iska Macquul .

Barbaraha Ay Galeen Cid Ay Dhib Ku Heyso Majirto Oo Kooxaha Waaweyn Ee Serie A Kamid Ah Ayaga Mooyee Oo Midkood Haduu Basin Lahaay Kaalmaha Sare Kusii Dhawaan Lahaa.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip