Kooxda Real Madrid Waxa Ay Caawa Xasuuq Ba'an U Geysatay Kooxda Bayern Munich Oo Lugti Hore Ay 1-2 Kusoo Suldaartay.

0
Wednesday April 19, 2017 - 01:17:08 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Real Madrid Waxa Ay Caawa Xasuuq Ba'an U Geysatay Kooxda Bayern Munich Oo Lugti Hore Ay 1-2 Kusoo Suldaartay.

    Ciyaar Adag Ayey Aheyd Ilaa Iyo 90 Oo Kusoo Dhamaatay Aggregate Siman Oo 1-2 Sida Lugti Hore Cml Ah Waxaana Red Card Laga Siiyey Bayern Vidal Red Card-kaas Oo Ahaa Mid Lagu Dag Dagay Iyadoo Casemira Uu Qaladaad Badan Galay Lana Cafiyey Dhoorjeer Halk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaar Adag Ayey Aheyd Ilaa Iyo 90 Oo Kusoo Dhamaatay Aggregate Siman Oo 1-2 Sida Lugti Hore Cml Ah Waxaana Red Card Laga Siiyey Bayern Vidal Red Card-kaas Oo Ahaa Mid Lagu Dag Dagay Iyadoo Casemira Uu Qaladaad Badan Galay Lana Cafiyey Dhoorjeer Halka Vidal Aan Loo Digin Asigoo Jaale Hore Qabo Sida Casemira Oo Asigoo Jaale Qabo Digniino Badan Lasiiyey.
90-ka Kadib Ayey Ciyaarta Isbadashay Waxeyna Real Ku Badisay 4-2 Ciyaaryahaan ka La Celi La'yahay Ee C. Ronaldo Ayaa Caawa Kooxdiisa U Dhaliyey Supper Hatrick Kaas Uu Ku Gaaray 100 Goal Champions League Kaliya Waana Ninka Ugu Horeeya Ee Sameeyey Arrintaas Hambalyo Ayaa Leeyahay Wuu U Qalmay Kooxdiisana Asigaa Semifinal Gaarsiiyey.

Hambalyo Real Guusha Waa U Qalanteen Leydiinma Xaqiri Karo Lkn Mid Xisaabta Kudarsada Ref Hadii Barca Lagu Eedeeyey Caawa Si Cad Ayey U Muuqatay Qaladaadka Ref-ka 2 Goal Offside Ah Iyo Red Card Qalad Ah Ayuu Isku Kiin Daray Hadii Leys Qod Qodo Sidaan Ayaa Loo Fashilmaa Lasocda .


W/D. Cali Sheekh Axmed Yare
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip