Kooxda Real Madrid Oo Ah Kooxda Heysata Koobkaan Hada Soconaya Biladiisa Ayaa Waxa Ay Caawa 1-2 Ku Suldaartay Kooxda Bayern Munich

0
Wednesday April 12, 2017 - 09:27:31 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3095
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Real Madrid Oo Ah Kooxda Heysata Koobkaan Hada Soconaya Biladiisa Ayaa Waxa Ay Caawa 1-2 Ku Suldaartay Kooxda Bayern Munich

    Kooxda Real Madrid Oo Ah Kooxda Heysata Koobkaan Hada Soconaya Biladiisa Ayaa Waxa Ay Caawa 1-2 Ku Suldaartay Kooxda Bayern Munich Oo Aheyd Kooxda Badanaa Laga Baqanaayey Sanadkaan Iyadoo 10-2 Aggregate Ah Kusoo Reebay Kooxda Gunners .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Real Madrid Oo Ah Kooxda Heysata Koobkaan Hada Soconaya Biladiisa Ayaa Waxa Ay Caawa 1-2 Ku Suldaartay Kooxda Bayern Munich Oo Aheyd Kooxda Badanaa Laga Baqanaayey Sanadkaan Iyadoo 10-2 Aggregate Ah Kusoo Reebay Kooxda Gunners .
Sida Baraha Bulshada Maanta Dhan La Hadal Haayey Waxa Ay Aheyd In Bayern Badin Doonto Balse Real Madrid Oo Ah Boqorada Yurub Ayaa Jawaab Kulul Kabixisay Arrintaas Ayadoo Alianza Arena Guul Iyo 2 Goal Oo Away Ah Kala Soo Hoyatay Caawa.

Kooxda Munich Waaa Ay Fir Fircooneed Balse Kaarka Cas Ee Martinez Loo Taagay Kadib Hoos U Dhac Weyn Ayaa Ka Muuqday Waxaana Qeybta Hore Rigoora Ka Qasaariyey Vidal Oo Goal-ka Daah Furka Ah U Dhaliyey.

Qeybta Dambo Ee Ciyaarta Real Madrid Dar Dar Ayey Kusoo Gashay Waana Ay Iska Barajeysay Goolka Looga Hormaray Iyadoo Gool Kale Ugu Sariftay Waxaana Labadaas Goal Dhaliyey C.Ronaldo Oo Gaaray Goolkiisa 100-aad Ee Tartamada Yurub Waana Ciyaaryahaan ka Kaliya Ee Heerkaas Gaaray Full Respect Legend C.R7 Football Is A Respect.

Dhanka Kale Ronaldo Ayaa Noqday Ciyaaryahaan ka Kaliya Ee Ka Dhaliyey Kooxaha Germany Goolasha Uu Hal Ciyaaryahaan Ka Dhaliyo Waana 19 Goal Isku Dar Ahaan Iyadane Waa Record Kale Uu Sameeyey Laacibka Sanadkaan Ee CR7 .

Goolhayaha Bayern Munich Neur Caawa Save Badan Ayuu Sameeyey Iyadoo Kooxdiisa Uu Ka Bad Baadiyey Kubada Badan Oo Haliis Ahaay Oo Lugta Dambo Niyad Jab Kusii Noqon Laheyd Hadii Uusan Kubadahaas Bad Baadin Laheydnin.

Qalinki: Cali Sheekh Axmed (Cali Yare)

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip