Tacsi: Geeri xanuun badan oo kutimid Saaxibul Sijaadihi Reer Sheekh Suufi, Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun.

0
Friday May 15, 2015 - 20:58:56 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 5432
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Geeri xanuun badan oo kutimid Saaxibul Sijaadihi Reer Sheekh Suufi, Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun.

    Waxa maanta Salaadi Qudbada Jimcaha kadib ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaah Unaxariistee Saaxibul Sijaadihi reer Sheekh C/raxman (Suufi, sheekh Abashaan Sheekh C/raman Sheekh Maxamed Sheekh Cusman Sheekh Suufi (Qudbul Banaadir).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa maanta Salaadi Qudbada Jimcaha kadib ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaah Unaxariistee Saaxibul Sijaadihi reer Sheekh C/raxman (Suufi, sheekh Abashaan Sheekh C/raman Sheekh Maxamed Sheekh Cusman Sheekh Suufi (Qudbul Banaadir).

Geerida naxdinta leh e kutimid Sheekha ayaa waxa looga tacsiyeenayaa dhamaan Culuma'udiinka Ahlusunah Waljamaac gaar ahaan Daruuqu Suufiya iyo guud ahaan reer Sheekh C/raxman Sheekh Suufi meel kasta oo ee joogaan.

dhambaalkaan tacsida ah ayaa sidoo kale waxa diyarayo guud ahaan Culuma'udiinka Reer Warsheekh oo leh, Inaa lillaahi Wa inaa ileeni Raajicuun.

Warsheekh-Muqdisho

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip