Tacsi: Marxuumad Hooyo Faadumo Macalin Axmed Sh: Cabdulle oo kugeeriyootay Magaalada Muqdisho

0
Friday May 30, 2014 - 21:25:14 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3997
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuumad Hooyo Faadumo Macalin Axmed Sh: Cabdulle oo kugeeriyootay Magaalada Muqdisho

    Inaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun. Waxa dhambaal tacsi ah hawada loo marinayaa dhamaan ehelki iyo qaraabadi ee ka geeryootay Allaah Unaxariiste Marxuumad Hooyo Faadumo Macalin Axmed Sheekh Cabdulle oo maalinimadi maanta oo Jimco ah kugeeriyoota

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun. Waxa dhambaal tacsi ah hawada loo marinayaa dhamaan ehelki iyo qaraabadi ee ka geeryootay Allaah Unaxariiste Marxuumad Hooyo Faadumo Macalin Axmed Sheekh Cabdulle oo maalinimadi maanta oo Jimco ah kugeeriyootay magaalada Muqdisho iyadoo lagu wado maalinta beri ah in Aaskeeda oo kadhaco Tuulada Bakaaroole ee Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey Tacsida marxuumada udirayaan Dhamaan Reer Macalin Axmed Sheekh Cabdule iyo Dhamaan Reer Xaaji Muxumed Ow Nuur, Gaar ahaan Coll, Xaaji Cabdullaahi Xaaji Muxumed Ow Nuur iyo guud ahaan Ilmo Xaaji Cabdullaahi Xaaji Muxumed Nuur iyadoo looga Tacsiyeenayo geerida Kutimid Allaah Unaxariiste Hooyo Faadumo Macalin Axmed Sheekh Cabdulle, Eebe Haka Waraabaiyo Janatu Fardowso Hooyo Faadumo, Aaaaamiin.

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Tacsi Tan lamid ah ayaa waxa dirayo guud ahaan Qurba Joogta Reer Warsheekh gaar ahaan.

Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud
Cabdi Maxamed Maxamuud (Cabdi Yare)
Maxamed Macalin Daa’uud (Shiino)
Xaaji Axmed Xaaji Maxamud Maxaadey
Xaaji Maxamuud Xaaji Siid (Xaaji Saqiir)
Dr: Axmed Shaa’ib
Axmed Xaaji Siid (Farmaajo)
Xasan Cumar Gaab
Maxamuud Maxamed Xuseen (Daacad)
Axmed Xaaji Madoobe
Siid Cali Macalin Seerjito
Yuusuf Xaaji Shiikhey Xaaji Cade
Sheekh Isxaaq Xaaji Muuse
C/raxman Maxamed Cali
Iyo guud ahaan Qurba Joogta Reer Warsheekh waxey leeyihiin eebe haka waraabiyo Janatu Fardowsa Hooyo Faadumo Macalin Axmed Sheekh Cabdulle Ow Maxamed Xaaji ehelki iyo qaraabadi ee ka wada dhimatayna Samir iyo iimaan Alle haka siiyo, Aaamiin, Aaamiin.

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip