Marxuumad Ayeeyo Kaltuumo Shuceyb Xuseen

0
Tuesday July 07, 2015 - 15:46:37 in Wararka by
  • Visits: 3604
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Marxuumad Ayeeyo Kaltuumo Shuceyb Xuseen

    Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaan Tacsiiyo Tiiraanyo Wadato Hawada U Marineynaa Marxuumad Ayeeyo Kaltuumo Shuceyb Xuseen Oo Ku Geeriyootey Magaalada Muqdisho Taarikhda Markeey Aheed 05-07-2015 Oo Maalinimo axad Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaan Tacsiiyo Tiiraanyo Wadato Hawada U Marineynaa Marxuumad Ayeeyo Kaltuumo Shuceyb Xuseen Oo Ku Geeriyootey Magaalada Muqdisho Taarikhda Markeey Aheed 05-07-2015 Oo Maalinimo axad Ah

Waxaan Rabi Uga Baryeynaa Inuu Janatul Fardowsatul Aclaa Ka Waraabiyo Kitaabkeedane Gacanta Midig Kasiiyo Qabrigane Ilaahey U Waasiciyo Qaboow Uga dhigo Unuuriyo Qabriga Marti La Jecelyahay Rabi Ka dhigo Rasuulka salalaahu Caleyhi Wasalim Micigeeda Allaah Ka Dhigo Anagane Ilaahey Gadaasheeda Nama Fidneeyo Allaahuma Aamiin Aamiin

Reer Ruquyo Mahamud Teeste
Reer Yaxye Shuceyb Xuseen
Reer Sheekh Cali Sheekh Zubeer
Reer Maxaad Cabdule Cali Guure
Reer Maxamed Shuceyb Xuseen
Reer Nuur Jikre
Reer Xaji Cabdi Sheekh Zubeer
Reer Cumar Aaraay
Reer Siid Ahmed Shuceyb Xuseen
Reer Shamuuro Xuseen
Reer Faay Xuseen
Reer Batuulo Xuseen
Reer Maxamed Xuseen
Reer Xuseen Caraay
Reer Binti Shuceyb Xuseen
Reer Bilaal Cali Guure
Reer Cali Cadoow Hanoolaato
Reer Aamino Sheekh Zubeer
Reer Sucaado Shuceyb Xuseen
Reer Safiyo shuceyb Xuseen
Reer Cali Guure
R Maxaa Cumar


Dhamaan Dadkaasi Waxeey Ka Tacsiiyeynaayaan Geeridii Naxdinta Laheed
Ee Ku timid Ayeeyo Kaltuumo shuceyb xuseen
Waxeeyne Tacsiidaasi Gaarsiinaayaan
Dhamaan Reer Muudeey Caraay Oo Hooyadood Eey aheed & Reer Shuceyb Xuseen
Raxeyne Rabi Uga Baryaayaan Inuuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Aamiin Aamiin
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip