Gabar Soomaaliyeed oo ubax gudoonsiiyay askariyad Sweden ah kadib qaraxi Sweden (Sawiro)

0
Friday April 14, 2017 - 08:52:27 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 6257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabar Soomaaliyeed oo ubax gudoonsiiyay askariyad Sweden ah kadib qaraxi Sweden (Sawiro)

    Tan iyo marki uu dhacay falki qaraxa ahaa ee magaalada caasimada ah Stokholm ee dalka Sweden ayaa waxa soo badanaya dareynka kala gedisan ee dadka kunool daafaha dunida ee ka bixiyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo marki uu dhacay falki qaraxa ahaa ee magaalada caasimada ah Stokholm ee dalka Sweden ayaa waxa soo badanaya dareynka kala gedisan ee dadka kunool daafaha dunida ee ka bixiyeen.
Dalka Sweden oo kamid ah dalalka ugu badan ee kunool yihiin Soomaalida kunool qaarada Yurub ayaa waxa muuqaaladaan ka dheehan kartaan gabar Soomaaliyeed oo la wadaageyso dareenka murugada leh askariyad katirsan ciidanka dalka Sweden oo utaagan ilaalinta amaanka dalkeeda ayaa waxey  si balaaran uga mahadcelisay hadiyada ubaxa ah ee muujinayo dareen xanuun oo ee Soomaalida la wadaagayaan dad yowga kale ee kula nool dalkaasi Sweden.

Gabadhaani ayaa magaceeda lagu Sheegay Faadumo ayaa waxey tusaale muujisay dadaal kuyasho mudan isla markaana horseedi kare inuu wax ka badalo fikirka qaldan ee had iyo jeer warbaahinta reer galbeedka ka faafiyaan dadka Muslimiinta gaar ahaan dadka Soomaalida.







Xafiiska Shabakada Warsheekh, Waqooyiga Yurub
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip