Warar cusub oo kasoo kordhay Heshiiski Galmudug.

0
Sunday April 16, 2017 - 22:09:20 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warar cusub oo kasoo kordhay Heshiiski Galmudug.

    Wafdi balaaran uu horkacayo madaxweynaha maamulka gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Gobolada Dhexe Saadaq Sheekh Yuusuf, iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi balaaran uu horkacayo madaxweynaha maamulka gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Gobolada Dhexe Saadaq Sheekh Yuusuf, iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamaulkaasi ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho.

 
Sheekh Shaakir  Madaxweynaha gobolada Dhexe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, oo uu ka mid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale.

Ujeedka wafdigan ay u yimaadeen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen wada hadal lagu doonayo in lagu heshiisiiyo Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.

Dowlada Soomaaliya ayaa galaangal xoogan baryihi danbe ugu jirtay sida maamulka Ahlusunah ee ugu qancin lahaayeen kaqeyb ahaanshaha dowlada cusub ee uu yeelan doono maamul goboleedka Galmudug.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip