Caleemo saarka Deni oo laga helayo xogo qarsoodi ah.

0 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caleemo saarka Deni oo laga helayo xogo qarsoodi ah.

    Sida wararku tilmaamayaan, madaxweyne Xasan ayaa xarunta gobolka Nugaal u tagaya ka qeyb galka caleena saarka madaxweynaha dib koo doortay ee Puntland Siciid Deni iyo kuxigeenkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida wararku tilmaamayaan, madaxweyne Xasan ayaa xarunta gobolka Nugaal u tagaya ka qeyb galka caleena saarka madaxweynaha dib koo doortay ee Puntland Siciid Deni iyo kuxigeenkiisa.


Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland ayaa maanta wabaahinta u sheegay in caleema saarka oo dhaceys 25-ka bishan ay ka qeyb galayaan dad gaaraya 3 kun oo ruux oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib.

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo madaxweynihii hore ee dalka Farmaajo ayaan ka qeyb galeynin caleema saarka, kuwaasoo ka cudurdaartay kadib markii casuumaada loo diray.

Amniga guud ee magaalada Garoowe ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana durba caasimadda Puntland kusii qul qulaya wufuuda kala duwan ee la casuumay.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip