Al-Shabaab oo Marki ugu horeesay Dareen Wadani Raadineeso "Yaab"

0
Saturday May 03, 2014 - 12:30:31 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1720
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo Marki ugu horeesay Dareen Wadani Raadineeso "Yaab"

    Iyadoo dhawaanahaanba la hadal hayay in Dowladda Wadanka Kenya ay Qunsul u Magacaabatay magaalada Kismaayo Ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Halkaa oo Xarun u ah maamulka KMG ah Ee Juba ayaa waxaa Arinkaa si Kulul uga Hadlay Ururka Al Shabaab Ee ka Dag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo dhawaanahaanba la hadal hayay in Dowladda Wadanka Kenya ay Qunsul u Magacaabatay magaalada Kismaayo Ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Halkaa oo Xarun u ah maamulka KMG ah Ee Juba ayaa waxaa Arinkaa si Kulul uga Hadlay Ururka Al Shabaab Ee ka Dagaalama dalka Somalia Mudooyinkaan Dambana Dowladda Kenya ay ka qaylo dhaamineysay in Amaanka Dalkeeda uu Ururkani qatar ku yahay .

Cali Maxamuud raage {Cali Dheere } Afhayeenka Guud Ee Al shabaab oo la hadlay Mid ka Mid ah warbaahinta ku hadashay Afka shabaab ayaa waxaa uu sheegay in Kismaayo Qunsulka kenya u magacaabatay uu Yahay Gudoomiyaha Gobolka Jubada hoose ee Dowladda kenya Kenyana qabsatay Gobolkaas sida uu hadalka u dhigay waxaana uu carabka ku dhuftay in Horaba ay Iyagu u sheegeen in Kenya Dooneyso in Gumeysi ay ku qabsato Gobolada Koofurta qaar waa sida uu hadalka u dhigaye .

Cali dheere ayaa waxaa uu sheegay in Shabaab ay sii wadayaan Weerarada ay uga hortagayaan in Dowladda Kenya ay ku soo xad gudubto Dalka Somalia sida uu Yiri Isaga oo Dowladda Federaalka ah ku dhaliilay in ay Tahay Dowlad magac u yaala ah oo aan awood u lahayn in ay dowladda kenya u sheegto Dhibaatada ay ku hayso Dalka Somalia Bulshada Jubooyinkana waxaa uu ugu Baaqay in ay la dagaalamaan Ciidamada Ethiopia Ee Jooga dalka Somalia .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip