Ujeedo soo gudbin go aanka beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe.

0
Tuesday January 19, 2016 - 00:26:19 in Arrimaha Bulshada by Web Admin
  • Visits: 5078
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ujeedo soo gudbin go aanka beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe.

    Jamhuuriyada fedralka soomaaliya 05/01/2016 Ku: cida aay quseysa Ujeedo soo gudbin go aanka beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe. Shir aay si wadajir ah aay isagu yimaadeen beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe, falaqeyn kadib waxa aay isagu raa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamhuuriyada fedralka soomaaliya 05/01/2016 Ku: cida aay quseysa Ujeedo soo gudbin go aanka beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe. Shir aay si wadajir ah aay isagu yimaadeen beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe, falaqeyn kadib waxa aay isagu raacen in eey magacabaan gudiga dhaqanka iyo siyaasada oo ugu qeyb galaya gogasha shirka mamul u sameynta gobalada sh/dhexe iyo hiraan oo lagu qabanaya xarunta gobalka sh/dhexe ee degmada Jowhar waxaa shir weynahaas isagu yimid dhamaan beelaha celi cumar waxa aay kala yihiin.

1.Xaaji cabdulaahi maxamuud cali [Ibrahim celi] 615573479
2.Muqtaar macle yoomow [Ibrahim celi ]61593809
3.Tuurre maxamuud gurey [Ibrahim celi] 615705839
4.Qeyleshe bacool axmed [Ibrahim celi] 615632809
5.Maxamuud xasan cagey [Ibrahim celi] 615476383
6.Malaay maxamed guudweyne [cosoble celi] 615541396
7.Canshuur muxidiin yuusuf [cosoble celi] 615310532
8.Maxamed axmed hilowle [cosoble celi] 615804710
9.Maxamed cusmaan haare [cosoble celi] 618372072
10.Meyre axmed nuurow [cosoble celi] 618413555
11.Muxidiin maxamed [cali cosoble celi] 615585155
12.Muuse xasan cabdi [cosoble celi] 615873711
13.Shiikh cabdiraxmaan macalib axmed [cosoble celi ]615586674
14.Xasan axmed nuur [cosoble celi] 615202463
15.Xasan maxamuud waa suge [cosoble celi] 619304040
16.Xasan maxamuud cismaan [cali celi] 615885566
17.Maxamuud axmed muude [cali celi] 618226506
18.Nuur maxamuud maalin [shige celi] 615808313
19.Axmed cali xasan [xasan celi] 618608950
20.Axmed hilowle cali [xasan celi] 615807607
21.c/qaadir xuseen xasan [xasan celi] 615854685
22.jimcaalle cali cumar [xasan celi] 615906486
23.maxamuud xuseen howlaawe [geesaweyn celi] 615332093
24.saneey xasan cadoow [geesaweyn celi] 615226497

Gudiga dhaqanka ee beesha celi cumar

1.xaaji xasan axmed nuur [gudoomiye]
2.maxamuud xasan cagee [gudoomiye ku xigeen [
3.jimcaalle cali cumar [xubin]
4.maxamuud axmed muude [xubin]
5.saney xasan cadow [xubin]

Gudiga siyaasada ee beesha celi cumar

1. sheikh cabdiraxmaan macalin axmed [ex gud. degm warsheekh] gudoomiye
2.Axmed cali xasan [ ex gud deg.warsheekh] gudoomiye ku xigeen
3.Nuur maxamuud maalin [xubin]
4.Muxidiin maxamed cali [ xubin]


Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Magaalada Jowhar
E-mail: warsheekh10@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip