Tahniyad Dhalasho: Aabe Cumar Sh: C/raxman (Cumar Hand) iyo Hooyo Xafsa Sh: Cali Xasan oo Wiil ugu dhashay Dalka Switzerland.

0
Tuesday July 28, 2015 - 18:31:32 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 4047
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho: Aabe Cumar Sh: C/raxman (Cumar Hand) iyo Hooyo Xafsa Sh: Cali Xasan oo Wiil ugu dhashay Dalka Switzerland.

    Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo Asxaabta Shabakada Warsheekh waxey Hambalyo dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Cumar Sheekh C/raxmn (Cumar Hand) iyo Hooyo Xafsa Sheekh Cali Xasan oo wiil ugu dhashay Wadanka Switzerland, wiilkaas oo loo b

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo Asxaabta Shabakada Warsheekh waxey Hambalyo dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Cumar Sheekh C/raxmn (Cumar Hand) iyo Hooyo Xafsa Sheekh Cali Xasan oo wiil ugu dhashay Wadanka Switzerland, wiilkaas oo loo bixiyay Cabdiraxman Cumar Sheekh C/raxman, C/raxman noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca, AAAAAAAAAmiiiin. Tahniyada ayaa waxa diyarayo Asxaabta hoos kuxusan
• Maxamuud Sheekh Axmed yare
• C/rashiid Maxamed Yuusuf (Rashka)
• Prof Diikow
• C/raxman Xaaji Cabdulaahi
• Suldaan Aweys Suldaan Maxamud
• Dr Axmed Warsheik
• Maxamuud Cigale
• Cali Sheekh Axmed Yare
• Xuseen Xaaji C/raxman (Kaloore/Bin Shariif)
• Cabdifitaax Hanis
• Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
• Jabriil Maxamed Nuur (Jabra)
• Abdi Shiine Moalim
• Axmed Abuukar Sheekh
• Maxamed Deeq Muuse Nuur (Deeq Darajo)

iyo guud ahaan bahdi Shabakada Warsheekh oo isku duuban oo idin leh Aabe Cumar iyo Hooyo Hooyo Xafso eebe ha idin barakeeyo oo ha inoo barakeeyo Cabdiraxman Cumar Hanad. AAAAAAAAAAAAAAMIIIIN.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip