Tahniyad Aroos: C/nuur Cabdulle Kiish "Cirro" & Xuriyo Cali Diiq "Xilkas" oo ku aqal galay Xaafada Sii Muqdisho (Sawiro)

0
Friday January 31, 2014 - 22:02:39 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 8275
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: C/nuur Cabdulle Kiish "Cirro" & Xuriyo Cali Diiq "Xilkas" oo ku aqal galay Xaafada Sii Muqdisho (Sawiro)

    Waxa tahniyad farxad leh hawada loo marinayaa arooska iyo aroosada Cabdinuur Cabdulle Kiis iyo Marwadiisa Xuriyo Cali Diiq oo ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Siisii ee degmada Kaaraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa tahniyad farxad leh hawada loo marinayaa arooska iyo aroosada Cabdinuur Cabdulle Kiis iyo Marwadiisa Xuriyo Cali Diiq oo ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Siisii ee degmada Kaaraan
Tahniyada arooska ayaa waxa dirayo Waalidka iyo Walaalaha hoos kuxusan


Waalidka iyo Walaalaha Caruuska :
Hooyo Madiino Yuusuf Cadow Cumar
Aabe Cabdule Maxamad Fiidoow Kiish
Cabdi Shakuur Cabdulle Kiish iyo Marwadisa Qaliga ah Naciimo Maxamad iyo caruurtoda Xamza iyo Yaxye.
Faduma Cabdulle Kiish iyo wiilkeda Maxamad amiin,
Siid Cumar Cabdulle Kiish,
Xasan Nuur Cabdulle Kiish,
Axmad Dahiir Cabdulle Kiish

Waalidka iyo Walaalaha Caruusada:
Hooyo Maryan Maxamad Cali .
Aabe Cali Diiq
Cabdifitaax Dibad ,
Maslax Cali Diiq,
Bashiir Cali Diiq
Sucaado Cali Diiq,
Muno Cali Diiq,
Iqro Cali Diiq

Waalidiin
Abti Maxamad Cabdule Cadoow Cumar,
Habaryar Xabiibo Yusuf Cadoow Cumar,
Habaryar Khadijo Sh Cabdikariim ,
Habaryar Raxma Maalin Yalax ,
Raxma Xaaji Cabdullaahi,
Juweyriya Xaaji Cabdullaahi,
Fardowsa Xasan Yuusuf,
Maxamad Xasan Yuusuf,
Axmad Xasan Yusuf,
Fahad Maxamad.
Mahad Maxamad,

Dhamaan Waalidka iyo walaalaha kor kuxusan oo isku duubani iyagoo kala jooga Magaalooyinka Muqdisho, Nairobi iyo Aadan Yabaal, waxey hambalyo farxad leh hawada umarinayaan Alcaruus Cabdinuur Cabdulle Kiis iyo Marwadiisa Xuriyo Cali Diiq oo ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Siisii ee degmada Kaaraan waxeyna leeyihiin noqda kuwi isku waara ubad qeyr qabana kala hela
Aaamiin Aaamiin Aaamiin.




F.G, Riix Halkaan : Kudaawo Sawirada By Mobile






Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip