Tahniyad dhalashi farxad leh: C/raxman Sh Abukar Sh Axmed Yare

0
Wednesday December 25, 2013 - 20:10:23 in Wararka by Cali Sheekh Axmed
  • Visits: 4857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad dhalashi farxad leh: C/raxman Sh Abukar Sh Axmed Yare

    Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Sh Abuukar Sh Axmed Yare iyo Hooyo Ayaan Cabdinaasir oo taariikhdu markey aheyd 22/12/2013 wiil ugu dhashay dalkeena Soomaali Caasimadiisa Muqdisho wiilkaas oo loo bixiyey C/raxm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Sh Abuukar Sh Axmed Yare iyo Hooyo Ayaan Cabdinaasir oo taariikhdu markey aheyd 22/12/2013 wiil ugu dhashay dalkeena Soomaali Caasimadiisa Muqdisho wiilkaas oo loo bixiyey C/raxman Sh Abuukar Sh Axmed Yare waxaana laleeyahay C/raxman Soo bar baar oo noqo kii dadkiis, Dalkiisa iyo Diinkiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Waxaa tahniyada diraya dhamaan maamulka, shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada warsheekh.

Dadka diraya Tahniyada oo kala ah:

Hooyo Madiino Xaaji Muxumud Ow Nuur
Hooyo Faadumo Sh Maxamed Shukri
Eedo Xaliimo Gurey
Eedo Faadumo Sh Axmed Yare iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
Eedo Caa'isha Sh Axmed Yare iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
Eedo Aaamin Sh AXmed Yare
Abti Aanis Cali Maxamuud
Maxamed Sh Axmed Yare iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/raxmaan Maxamed Cali
Sh Isxaaq Xaaji Muuse iyo Xaaskiisa Khadiijo sheekh Abuukar
Yuusuf Xaaji Shiikhaay
C/raxmaan Siid Maxamuud iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Maxamuud Cigale iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Maxamuud Sh Axmed Yare iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/raxmaan Xaaji C.llaahi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Aweys Sh Cumar iyo Xaaskiisa
C/Caziiz Macalin Daa'uud
C/raxmaan C/llaahi Boote iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Cumar Sh Axmed Yare (Dr. Caamir)
Cali Sh Axmed Yare
Asad Cabdinaasir
Xuseen Cabdinaasir
Maryan Cabdinaasir
Faa'iza Maxamed Sh Axmed Yare
Aamina Sahro Maxamed Sh Axmed Yare
Xamdi Cabdi Xirsi
Caa'isha Maxamed Sh Axmed Yare

Iyo qaar kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxeyna dhammaantood leeyihiin C/raxman Soo bar baar oo noqo kii dadkiis, Dalkiisa iyo Diinkiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip