Tahniyad Dhalasho Farxad Leh: Axmed Maxamud Sh Axmed Yare

0
Monday April 06, 2015 - 22:28:56 in Wararka by Cali Sheekh Axmed
  • Visits: 7023
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho Farxad Leh: Axmed Maxamud Sh Axmed Yare

    Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamuud Sh Axmed Yare iyo Hooyo Mako Axmed Xuseen oo taariikhdu markey aheyd 18/03/2015 wiil ugu dhashay dalkeena Soomaali Caasimadiisa Muqdisho wiilkaas oo loo bixiyey Axmed Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamuud Sh Axmed Yare iyo Hooyo Mako Axmed Xuseen oo taariikhdu markey aheyd 18/03/2015 wiil ugu dhashay dalkeena Soomaali Caasimadiisa Muqdisho wiilkaas oo loo bixiyey Axmed Maxamuud Sh Axmed (Axmed Yare) waxaana laleeyahay Axmed Yare Soo bar baar oo noqo kii dadkiis, Dalkiisa iyo Diinkiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

Waxaa tahniyada diraya dhamaan maamulka, shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada warsheekh Iyo Ehelada laba qoys.

Dadka diraya Tahniyada oo kala ah:

Aabe Axmed Xuseen
Hooyo Madiino Xaaji Muxumud Ow Nuur
Hooyo Aamino Cumar
Eedo Xaliimo Gurey
Eedo Faadumo Sh Axmed Yare iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Khadiijo Axmed Iyo Caruurteeda
Eedo Caa'isha Sh Axmed Yare iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
Aayo Seynab Axmed Iyo Seygeeda Iyo caruurteeda
Eedo Aaamina Sh Axmed Yare
Abti Aanis Cali Maxamuud Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Abti Maxamed Axmed Iyo Xaaskiisa
Adeer Maxamed Sh Axmed Yare iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Adeer C/raxmaan Maxamed Cali
Sh Isxaaq Xaaji Muuse iyo Xaaskiisa Khadiijo sheekh Abuukar
Yuusuf Xaaji Shiikhaay
C/raxmaan Siid Maxamuud iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa
Maxamuud Cigale iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Sh Abuukar Sh Axmed Yare iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/raxmaan Xaaji C.llaahi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
C/raxmaan Sh Axmed Yare (Saalis) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Aweys Sh Cumar iyo Xaaskiisa
C/Caziiz Macalin Daa'uud
C/raxmaan C/llaahi Boote iyo Caruurtiisa
Cumar Sh Axmed Yare (Dr. Caamir)
Cali Sh Axmed Yare
C.raxmaan Maxamed Macalin Da'uud Iyo Xaaskiisa Iyo Caruurtiisa
Da'uud Maxamed Macalin Da'uud
C.raxmaan Maxamed Sh Axmed Yare
Maxamed Amiin Maxamuud Sh Axmed Yare
Faa'iza Maxamed Sh Axmed Yare
Aamina Sahro Maxamed Sh Axmed Yare
Najmo Maxamuud Sh Axmed Yare
Caa'isha Maxamed Sh Axmed Yare

Iyo qaar kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxeyna dhammaantood leeyihiin Axmed Yare Soo bar baar oo noqo kii dadkiis, Dalkiisa iyo Diinkiisaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip