Waxaa halkaan hambalyo farxad leh hawada looga marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah Xassan C/Qaadir Xaaji Cade (Xasan Shiikhaay) iyo Aniso Maxamed Cali (Aniso Kurtun) oo dhawaan ku aqal galay Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan degmada Warshiikh waxaana laleeyahay Xassan iyo Aniso noqdo kuwii isku waara ubad kheyr qabana hela Aamiin Aaamiin Aaamiin.
Waxaa tahniyadaan farxada leh diraya dhammaan maamulka, Shaqaalaha Shabakada warsheekh iyo qaar kamid ah Aqristayaasha Shabakada oo ku kala sugan dunida dacaladeeda kala gedisan.
Dadka Diraya Tahniyada oo kala ah:
Sh Cismaan Sh Muxamed
Xaaji Shiikhaay Xaaji Cadde
Makaay Shiikhaay Xaaji Cadde
Shiikha Kurtun
Abuukar Shiikhaay Xaaji cadde
Ismaan Shiikhaay Xaaji Cadde
Abti Aanis Cali Maxamuud
C/raxmaan Maxamed Cali
Sh Isxaaq Xaaji Muuse
Yuusuf Shiikhaay Xaaji Cadde
C/raxmaan Siid Maxamuud
Maxamuud Cigale
Maxamuud Sh Axmed Yare
C/qaadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste)
C/raxmaan Xaaji C.llaahi
C/raxmaan Sh Abuukar
Cabdi Kamaal Shiikhaay
Aweys Sh Cumar
Maxamed Sh Abuukar
C/Caziiz Macalin Daa'uud
C/raxmaan C/llaahi Boote
Cumar Sh Axmed Yare(Dr. Caamir)
Cali Sh Axmed Yare.
Dhammaan dadkaan iyo dad kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxey hambalyo farxad leh shabakada warsheekh u marinayaan Arooska iyo Aroosada kala ah Xassan C/Qaadir Xaaji Cade (Xasan Shiikhaay) iyo Aniso Maxamed Cali (Aniso Kurtun) oo dhawaan ku aqal galay Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan degmada Warshiikh waxeyna leeyihiin Xassan iyo Aniso noqda kuwii isku waara ubad kheyr qabana hela Wada Jiree Nabada Gala Allahayow idinka yeel Aamiin Aaamiin Aaamiin.
Xasan Shiikhay iyo Aniso Max'ed Cali oo ku aqal-galay Warshiikh
Waxaa halkaan hambalyo farxad leh hawada looga marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah Xassan C/Qaadir Xaaji Cade (Xasan Shiikhaay) iyo Aniso Maxamed Cali (Aniso Kurtun) oo dhawaan ku aqal galay Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan degmada Warshiikh wa