Bahda Warsheekh oo Hambalyo dhalasho udireesa Wariye Xudeefi & Sucdi C/llaahi oo Wiil ugu dhashay Oslo Norway

0
Monday December 30, 2013 - 11:38:12 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Warsheekh oo Hambalyo dhalasho udireesa Wariye Xudeefi & Sucdi C/llaahi oo Wiil ugu dhashay Oslo Norway

    Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey Hambalyo dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe C/raxman Maxamed Xasan (Xudeefi) iyo Hooyo Sucdi Cabdulaahi oo wiil ugu dhashay Magaalada Oslo ee Caasimada Norway, wiilkaas oo loo bixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey Hambalyo dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe C/raxman Maxamed Xasan (Xudeefi) iyo Hooyo Sucdi Cabdulaahi oo wiil ugu dhashay Magaalada Oslo ee Caasimada Norway, wiilkaas oo loo bixiyay Bilaal C/raxman Maxamed Xasan, Bilaal yaroo noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca, AAAAAAAAAmiiiin. Tahniyada ayaa waxa diyarayo Asxaabta hoos kuxusan

• Maxamuud Sheekh Axmed yare
• C/rashiid Maxamed Yuusuf (Rashka)
• Prof Diikow
• C/raxman Xaaji Cabdulaahi
• Maxamuud Cigale
• C/raxman Macalin Daa’uud (Black)
• Xuseen Xaaji C/raxman (Kaloore/Bin Shariif)
• Cabdifitaax Hanis
• Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
• Jabriil Maxamed Nuur (Jabra)

Guud ahaan waa bahdi Shabakada Warsheekh oo isku duuban oo idin leh Aabe Xudeefi iyo Hooyo Sucdi eebe ha idin barakeeyo oo ha inoo barakeeyo Bilaal C/raxman Xudeefi.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip