Tahniyad Aroos: Axmed Maxamed Celmi & Fadumo Xaaji Axmed oo ku aqal galay Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho.

0
Sunday December 01, 2013 - 13:16:16 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 7054
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Aroos: Axmed Maxamed Celmi & Fadumo Xaaji Axmed oo ku aqal galay Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho.

    Dhamaan Ehelada iyo asxaabta hoos ku xusan waxay tahniyad farxad leh u dirayaan arooska iyo aroosada macalinka iyo macalimada lamaanaha isdoortay .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan Ehelada iyo asxaabta hoos ku xusan waxay tahniyad farxad leh u dirayaan arooska iyo aroosada macalinka iyo macalimada lamaanaha isdoortay .
Alcaruus Axmed Maxamed Celmi iyo Marwadiisa qaaliga ah Fadumo Xaaji Axmad Xaaji Maxamud oo aqalgalkooda ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho gaar ahaan degmada Boondheere taariiqdu markay ahayd 28/11/2013.

*Waxaa tahniyad kal iyo ab ah wada diraya dadka kala ah :-*

1. Cabduqaadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste) & Xaaskiisa Sahro Sheekh Cumar iyo Caruurtooda
2. Axmed Cabdulaahi Sheekh Maxamed Muumin
3. Xuseen Macalin Axmed iyo Xaaskiisa Madiino Muxumed Maxamud Cade
4. Maxamed Xaaji Axmad Xaaji Maxamud
5. C/raxman Sheekh Abuukar Sheekh Max’ed iyo Xaaskiisa Sahro Xaaji Axmed Xaaji Maxamud iyo Caruurtooda
6. Maxamed Sheekh Cumar Sheekh Max’ed iyo Xaaskiisa Seynab Sheekh Cisman iyo Caruurtooda
7. Maxamud Xaaji Axmed Xaaji Maxamud
8. Maxamed Sheekh Abuukar Sheekh Maxamed
9. Aweys Sheekh Cumar Sheekh Maxamed (Viera) iyo Xaaskiisa Sacdiyo Sheekh c/raxman


Dhammaan Asxaabtaasi iyo waalidiinta aan kor kusoo sheegay waxay u rajaynayaann labadaasi qof ee is calmaday Axmed Maxamed Celmi & Fadumo Xaaji Axmed waxay Alle uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara ubad Kheyr qabana kala hela Wiil iyo Caano gabar iyo Caano,

Aamiin, Aamiin, Aamiin.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip