waxaa hambalyo aan la soo koobi karayn halkan uga direnaa boqorka iyo boqorada xidiga iyo xidigta arooska iyo aroosada abdi fitax maxamuud muuse {maxaay} iyo daahiro axmed shikh muuse {dalnooriso} malinta tarikhda ehed 8/8/2014 meherkoodu oo ka dhacay dalkeni hooyo ee Somalia gaar ahaan Magaalada casimada ee Muqdisho dagmada yaaqshiid waxaanu leenahay
Noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada
waxaanu ku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee ahaydبارك االله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير ان شاءالله
waxaa tahniyadan diraayo dad kala joga dal iyo dibad
Aabo axmed shiiq muuse
hooyo madiino muxudiin
Aabo maxamuud muuse maaxaay
hooyo aamino cumar goosaar
abaayo faadumo axmed shiq muuse
abaayo seynab axmed shiiq muuse
abaayo nasteexo axmed shiiq muuse
abaayo laylo axmed shiiq muuse
aboowe maxamed axmed shiiq muuse
aboowe maxamuud axmed shiiq muuse
Abaayo sahro maxamuud muuse maaxaay
abaayo samaan maxamuud muuse maxaay
abaayo maryan maxamuud muse maaxaay
abaayo raxmo maxamuud muuse maaxaay
abaayo nicmo maxamuud muuse maxaay
aboowe cabdulaahi maxamuud muuse maaxaay
yuusuf maxamuud muuse maaxaay
waxaa tahniyo taa la mid ah diraayo gudoomiyaha ururka dhalinyarada dagmada yaaqshiid iyo xubnaha ururka oo labadan is calmaday ee iskala baxay inta dumar iyo rag dunida ku nool waxaano lenahay gurgi lagu nasto lagu nagaado allaa idinka dhigo lamaane indhooday jacelka adkeye kalsooni abuukar allaa idinka dhigo aamiin aamiin aamiin
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
waxaa hambalyo aan la soo koobi karayn halkan uga direnaa boqorka iyo boqorada xidiga iyo xidigta arooska iyo aroosada abdi fitax maxamuud muuse {maxaay} iyo daahiro axmed shikh muuse {dalnooriso} malinta tarikhda ehed 8/8/2014 meherkoodu oo ka dhaca