Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Monday September 12, 2016 - 11:05:47 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1774
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka Oo Hambalyo U Diray Shacabka Soomaaliyeed

    Madaxweynaayasha dowladda Goboleeda ayaa hambalyo u diray dhammaan umada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaayasha dowladda Goboleeda ayaa hambalyo u diray dhammaan umada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ,Galmudug Cabdikariin Xuseen Guleed , Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe, Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo siyaabo kala duwan ula hadlay warbaahinta ayaa hambalyo hawada u mariyay dhammaan umada Soomaaliyeed Meelwalba oo ay joogaan.

Waxa ay u rajeeyeen umada Soomaaliyeed in ay ciidaan ciideeda kala ay ku gaaraan horumar iyo Barwaaqo .

Shacabka kunool gobolada ay ka taliyaan ayay ugu baqeen in ay ka shaqeeyaan ammaanka inta lagu gudajiro maalmaha ciida.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip