Muslimiinta kunool Uganda oo isugu soo baxay Maalinta uu dhashay Suubanaha (NNKH)

0
Wednesday December 23, 2015 - 15:28:23 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muslimiinta kunool Uganda oo isugu soo baxay Maalinta uu dhashay Suubanaha (NNKH)

    Allaahu Akbar, Farxada maalinta uu dhashay Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa mar qura is qabsatay caalamka oo idil iyadoo sanadkaani ee si cajiib ah ee isugu soo baxeen muslimiinta dunida xili ee dhoola tuskaani uga jawaba celinayeen sida uu ugu weyn ya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaahu Akbar, Farxada maalinta uu dhashay Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa mar qura is qabsatay caalamka oo idil iyadoo sanadkaani ee si cajiib ah ee isugu soo baxeen muslimiinta dunida xili ee dhoola tuskaani uga jawaba celinayeen sida uu ugu weyn yahay quluubta inta xabiibka jecel oo dabaal degyo kusoo dhaweesay.

Magaalada Kampala ee uganda ayaa kamid ah meelaha sida weyn loogu xuso dhalashada Nabiga sanad waliba xiligaan oo kale waxana qeybta hoose idinkula wadaagi doonaa sawiro hordhac ah oo kusaabsan dabaal degaas.

Xafiiska Shabakada Warsheekh ee Uganda 

E-mail, warsheekh10@hotmail.com
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip