Denmark oo Sharciyada ka Ceshatay Qaxooti Suuriyaan ee Dalkaasi kunool

0
Monday December 06, 2021 - 23:47:08 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Denmark oo Sharciyada ka Ceshatay Qaxooti Suuriyaan ee Dalkaasi kunool

    Dowlada Denmark ayaa sharciyada ka heshatay Qaxooti badan oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo heestay markii hore sharciga Dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Denmark ayaa sharciyada ka heshatay Qaxooti badan oo ku nool dalkaasi kuwaasi oo heestay markii hore sharciga Dalka.

 
Dadkan oo aan lagu celin karin Dalkooda sababo amaan dartii ayaa hada dhibaato xoogan ku dareemaya dalkaasi.

Qaar kamid ah Dadkaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in nolol adag ay ku wajaheyso wadanka tan iyo markii dowlada ay ka ceshatay sharciyada.


 
Dowlada ayaa goor sii horeysay sheegtay in dadka ku nool dalka ee kasoo jeeda Suuriya isla markana kasoo jeeda goobaha nabdoon ee suuriya dib loogu celiyo dalkooda.

Denmark ayaa kamid ah wadamada yurub ee Qaxootiga kala kulmaan mararka qaarkood arimo ka baxsan Bini’aadantinimada.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip