Germalka oo Fududeenaya Dhalashada Dalka Akhriso Sharciyada Cusub ee Xisbiyada Heshiiyay

0
Sunday December 05, 2021 - 00:24:55 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Germalka oo Fududeenaya Dhalashada Dalka Akhriso Sharciyada Cusub ee Xisbiyada Heshiiyay

    Dowladda wadaagga ah ee Jarmalka laga dhisayo ayaa qorsheynaya inay fududeeyaan qaadashada dhalashada dalkan, iyadoo isbeddel lagu sameynayo xeerka qaadashada jinsiyadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda wadaagga ah ee Jarmalka laga dhisayo ayaa qorsheynaya inay fududeeyaan qaadashada dhalashada dalkan, iyadoo isbeddel lagu sameynayo xeerka qaadashada jinsiyadda.


Waxyaabaha isbeddelaya waxaa ka mid ah:

○ Muddada qaadashada Baasaboorka waxaa laga dhimayaa saddex sano oo waxaa laga dhigayaa 5 sano.


 
○ Qofka 3 sano ayuu ku qaadan karaa haddii uu B1 ka sare luqadda ka keensado iyo isdhexgalka.

○ Qofka waxaa loo oggolaan doonaa laba dhalasho oo sharciga ayaa la beddelayaa.

○Shuruudda heerka luqadda waa la dhimayaa, si gaar ah dadka Turkida iyo waddamada kale ee ka soo jeeda jiilkii shaqaalaha martida. (Waa waddamadii shaqaalaha ay ka soo waateen intii u dhaxeysay 1950-1970).

○Marka aad gaarto xilliga aad qaadan lahayd dhalashada waa lagu soo ogeysiinayaa.

○ Sidoo kale, xaflado lagu maamuusayo dadka dhalashada qaato ayaa la dhiirragelinayaa.

Jarmalka markaa fiirisid sharciga bixinta dhalashada waa mid gaboobay oo waxaan hadda la beddelayo dalal badan oo Yurub iyo dunida kale ah way ka jiraan.

Xigasho Boga Somalida Germalka


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip