Muslimiinta kunool Oslo Norway oo isugu soo baxay Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH)+Sawiro.

0
Monday January 18, 2016 - 01:36:43 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2618
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muslimiinta kunool Oslo Norway oo isugu soo baxay Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH)+Sawiro.

    Culumaaudiin waawayn oo ka kala timidQaarada Yurub iyo dadwayne aad u farabadan ayaa ka soo qaybgalayMowliidka Nabiga SCW oo lagu qabtay Oslo shalay oo taariikhdu ahayd 09-01-2016.Mawliidka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Jamaacatul Ahlu Suluuk Walchis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Culumaaudiin waawayn oo ka kala timidQaarada Yurub iyo dadwayne aad u farabadan ayaa ka soo qaybgalayMowliidka Nabiga SCW oo lagu qabtay Oslo shalay oo taariikhdu ahayd 09-01-2016.Mawliidka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Jamaacatul Ahlu Suluuk Walchishqi Norway.

Culumo ka hadashay goobta ayaa waxay sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin inay arkaan dad sidaan u badan oo ka soo qayb galay Mowliidka. Sidoo kale dadwaynaha qaarkood oo u waramay Warcusub.com ayaa waxay yiraahdeen:

"Alxamdu Lillah. Waxaad moodaa inaan joogno Soomaaliya" iyaga oo ulajeeda inay Mawliidka u arkayaan oo ay ugaqaybgalayaan sidii ay u arki jireen ugana qayb gali jireen markii ay joogeen Somalia.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip