Dowlada Norway oo Bixineysa kala bar Lacagta Korontada ee Dadweynaha

0
Friday December 17, 2021 - 00:03:26 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Norway oo Bixineysa kala bar Lacagta Korontada ee Dadweynaha

    Ra'iisul wasaaraha Norway Jonas Gahr Store ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay kabeyso biilasha korontada ee dadweynaha si loo yareeyo saameynta qiimaha korontadu ay ku yeelaneyso qoysaska. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha Norway Jonas Gahr Store ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay kabeyso biilasha korontada ee dadweynaha si loo yareeyo saameynta qiimaha korontadu ay ku yeelaneyso qoysaska. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.



 
Dawladdu waxay soo gudbisay soo jeedin ah in lagu kabayo Korontada, taasoo ay tahay inuu ansixiyo Baarlamaanka si ay u noqoto mid dhaqan gal ah. Hindisaha ayaa ku kici doona 5 bilyan oo karoon Norwegian ($560 milyan) afarta bilood ee December 2021 ilaa March 2022.

Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay, dowladda waxaa la saaray cadaadis badan oo lagu dalbanayay in la yareeyo saameynta shacabka kadib markii uu sare u kac weyn ku yimid qiimaha korontada oo gaaray heerkii ugu sarreeyay in ka badan toban sano

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip