Ogeysiis: Siyaaradi Sheekh Cabdi Celli & Sh: Muxamad ee Gothenburg Sweden..

0
Monday October 10, 2016 - 22:38:44 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 2550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: Siyaaradi Sheekh Cabdi Celli & Sh: Muxamad ee Gothenburg Sweden..

    Waxa dhamaan Muslimiinta kunool waqooyiga Qaarada Yurub gaar ahaan Wadanka Sweden loogu bishaareynayaa in laqaban doono Xuska Caarifiinta cilmiga & Dariiqada iska dhaxashay ee Sh: Cabdi Celli & Sh: Muxamad Sheekh Cabdiraxman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa dhamaan Muslimiinta kunool waqooyiga Qaarada Yurub gaar ahaan Wadanka Sweden loogu bishaareynayaa in laqaban doono Xuska Caarifiinta cilmiga & Dariiqada iska dhaxashay ee Sh: Cabdi Celli & Sh: Muxamad Sheekh Cabdiraxman.

Siyaaraadka Mashaa’iqda oo sanad walba xiligaan oo kale ka kala dhaca daafaha caalamka ayaa sidoo kale waxa kulan kal weyne ah loogu dhigaa magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden.

Hadaba gudiga abaabulka howlaha Siyaaraadka ee wadanka Sweden gaar ahaan Magaalada Gothenburg waxey leeyihiin dhamaan Mucashaqiinta jecel ka qeybgalka xuska lagu weyneenayo masha’iqdi Soomaaliyeed waxaan kusoo dhaweyneenaa gacmo furan iyo qalbi saafi ah ee kasoo qeybgal wacan.

Hadaba dhanka hoose kala aqri Ciwaanka goobta iyo xiliga laqabanayo Siyaarada

Siyaaro: Sh. Cabdi Celli & Sh. Muxamad
Taariikhda: 22/10/16
Goobta, ”Bergsjödalen 57, 41523”
Gothenburg Sweden

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip