Ahlusunada Holand oo isugu soo baxday Xuska Sh: Muxyadiin Celli (Sawiro)

0
Wednesday March 23, 2016 - 02:54:03 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3982
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ahlusunada Holand oo isugu soo baxday Xuska Sh: Muxyadiin Celli (Sawiro)

    Siyaarada Shiikh Muxudiin Shiikh Maxamuud (sh Muxudiin celi) Ayaa lagu dhigay wadanka Holand gaar ahaan magaalada OSS taariikhda markey eheed 9 Jamaadul Thaani 1437 Kuna beegneed 18 maarso 20116 Waxaa ka soo qeybgalay mashaa. Ikh kala duwan iyo asha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaarada Shiikh Muxudiin Shiikh Maxamuud (sh Muxudiin celi) Ayaa lagu dhigay wadanka Holand gaar ahaan magaalada OSS taariikhda markey eheed 9 Jamaadul Thaani 1437 Kuna beegneed 18 maarso 20116 Waxaa ka soo qeybgalay mashaa. Ikh kala duwan iyo asharaaf waxeyna kala yihiin sidaan

1 Shariif abuukar Maxamed Abaroor
2 Shariif maxamed shariif (mudhir)
3 Shariif Saalim shariif (mudhir) 4 Sheekh axmed macloow
5 Sheekh muuse Cade
6 sheekh qaliil sh .shriif sh .muxudiin
7 sheekh cumar
8 macalin qalac
9 axmed maxamuud gaas
10 xaaji awees cali sh.muxudiin
11 sh.xasan maxamed cumar
12 macalin cumar macalin cali dhegeey
13 xaaji ooyaaye macalin Abshir 14 sh. Aadan sh. Maxamad kulmiye
15 Khalif maxamad kaahiye
16 Xasan diini
17 sh..salaad xirsi Xasan
18 maxamad daa uud maxamad raage
19 sh.muxudiin cabdule buraale 20 maxaadeey muxumud Maxamud gacal
21 cabdi uunsele cali
22 sh.maxamuud jilay
Waxaana qadka taleefanka uga soo qeybgalay

Maxamad yuusuf sh.muxudiin celi oo jooga Muqdisho

sh.maxamuud sh.nuurcalibaroow oo jooga Muqdisho

sh muxudiin Sh. Maxamuud sh. Yuusuf oo jooga Sacuudiga

Axmad macalin abshir oo jooga Muqdisho

iyo Ismaaciil sh Ooyaaye sh. Muxudiin Celi oo jooga Muqdisho
Waxaa siyaarada soo qabanqaabiyey Shiikh Muxudiin Shiikh Nuur Cali Barow oo dagan magaalada OSS oo wadanka Holand KU taalo

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip