Shan Sano Kadib, Qur'aan Aqriska Siyaarooyinki Caalimiinta, Sheekh Cabdi Ow Cumar iyo Sh: Muxumed Sh: C/raxman oo laga bilaabay Warsheekh (Sawiro+Video)

0
Monday October 05, 2015 - 23:08:33 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 3534
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shan Sano Kadib, Qur'aan Aqriska Siyaarooyinki Caalimiinta, Sheekh Cabdi Ow Cumar iyo Sh: Muxumed Sh: C/raxman oo laga bilaabay Warsheekh (Sawiro+Video)

    Degmada ku caan baxday cilmiga iyo xadaarada Islaamka ee Warsheekh ayaa waxa si habsami leh uga socda qur'aan aqriska siyaaraadka mashaa'ikhda cilmiga iska dhaxashay ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar, (Sheekh Cabdi Celli) iyo Sheekh Muxumed S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada ku caan baxday cilmiga iyo xadaarada Islaamka ee Warsheekh ayaa waxa si habsami leh uga socda qur'aan aqriska siyaaraadka mashaa'ikhda cilmiga iska dhaxashay ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar, (Sheekh Cabdi Celli) iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman.

Siyaaraadka Mashaa'ikhda oo sanad waliba xiligaan oo kale laga bilaabo dhamaan daafaha caalamka ayaa waxa sanadkaani shan sano kadib dib loogu qabtay xarunta mashaa'iqda ee degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada Dhexe, halkaasi oo mudo katalinayeen kooxda arxan laawayaasha ah ee cadowga ku ah diinka iyo caqiidada suuban ee Islaamka.

Qur'aan aqriska siyaaraadka oo socon doono mudo bil ah ayaa waxaa si siman uga soo qeybgalay furitaanka siyaarada dhamaan culumaa'udiin ka kala socday dhamaan jikooyinka Ahlu dariiqo gaar ahaan culimada ka aflaxday xarunta jaamacada diiniga ah ee Warsheekh

Halkaan hoose ayaa waxaan idinku soo gudbin doonaa Sawiro horudhac ah oo kusaabsan munaasabada furitaanka siyaarada Mashaa'ikhda iyo Muuqaalo.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip