Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo nagu weyn.

25/10/2013 - 23:31:51
Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo nagu weyn.
Waxa halkaan Tahniyad dhalasho oo farxad leh uga diraynaa Saaxiibkeen Farhan Ali Halane Iyo Marwadiisa Khadra Dahir Roble oo wiil ugu Dhashay magaalada Kongsvinger wadanka Norwey. Wiilkan Oo loo bixiyay Abdirahman Farhan Ali
Waxa tahniyad udirayo asxaabta Kala ah

1-Maxamud Cigale
2-Maxamed Xaaji Xuseen Raage
3-Abdullahi Sanka
4- Ismaaciil Nuur Xeefow
5-Cabdinuur Mohamed ahmed

Iyo qaar kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxeyna dhammaantood leeyihiin Abdirahman Farhan Ali. Soo bar baar oo noqo kii Diintiisa , Dalkiisa iyo waliba Labadiisa waalid Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.

   
mobile desktop