Bahda Warsheekh oo Hambalyo dhalasho udireesa Wariye Xudeefi & Sucdi C/llaahi oo Wiil ugu dhashay Oslo Norway

30/12/2013 - 11:38:12
Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey Hambalyo dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe C/raxman Maxamed Xasan (Xudeefi) iyo Hooyo Sucdi Cabdulaahi oo wiil ugu dhashay Magaalada Oslo ee Caasimada Norway, wiilkaas oo loo bixiyay Bilaal C/raxman Maxamed Xasan, Bilaal yaroo noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba anfaca, AAAAAAAAAmiiiin. Tahniyada ayaa waxa diyarayo Asxaabta hoos kuxusan

• Maxamuud Sheekh Axmed yare
• C/rashiid Maxamed Yuusuf (Rashka)
• Prof Diikow
• C/raxman Xaaji Cabdulaahi
• Maxamuud Cigale
• C/raxman Macalin Daa’uud (Black)
• Xuseen Xaaji C/raxman (Kaloore/Bin Shariif)
• Cabdifitaax Hanis
• Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
• Jabriil Maxamed Nuur (Jabra)

Guud ahaan waa bahdi Shabakada Warsheekh oo isku duuban oo idin leh Aabe Xudeefi iyo Hooyo Sucdi eebe ha idin barakeeyo oo ha inoo barakeeyo Bilaal C/raxman Xudeefi.

   
mobile desktop