Warqad tahniyad dhalasho ah oo loo dirayo aabe aweys ibraahin cali iyo xaaskiisa hooyo canab xuseen xasan oo gabar ugu dhalatay dalka swedan

15/03/2014 - 14:37:19
Tahniyad dhalsho ah:

1: hooyo raxmo bariise

2: hooyo xaliimo xasan nuur

3: hani cumar maxamuud iyo seygeyda cabaas maxamuud            {hani fashion}

4: cabdullaahi cumar maxamuud            {kafane}         

5: hodon cumar maxamuud . seygeyda iyo caruurteeda

6: cabdi cumar maxamuud                {macalinka}

7: naciimo cumar maxamuud              {nalka}

8: diini cumar maxamuud                    {diini yare}

9:xoosheey xuseen xasan                    

10: saafi xuseen xasan                          {saafi sadri}

11: siciido xuseen xasan                        {siciido siman }

12: hidaayo xasan                                { mother of love}

13: maandeeq cumar maxamuud       {maan qaboojiso}

14: maqdis cabdi raxmaan  xasan                {maqdis maciin}

15: ismahaan cabdi raxmaan                { ismahaan nasiib}

16: cumar xuseen xasan                   {cumar yare}

17: ismaan xuseen xasan                   { ismaan laki}

18: aabo xuseen xasan                       { father  of love }

19: hooyo xabiibo shanle cali                  { hooyo ladan}

20: cabdi wahaab cadoow maxamuud                    {vowels}

Dhamaan dadkani oo kala joga dalka iyo dibada waxay tahniyad dhalasho ah u dirayaan aabo aweys ibraahin cali iyo xaaskiisa hooyo canab xuseen xasan oo gabar ugu dhalatay dalka swedan taariiqdu markay aheed 11-3-2014 waxaana loogu magac daray mirhaan aweys ibraahin  waxayna leeyihiin mirhaan huuno nuune noqo tii waalidkeeda diinteeda iyo dalkeda anfacdo aamiin aamiin mirhaan allah hakaa dhigo tii waalidkeeda adeecda kuna xirnaata cabsida allah subxaanahu watacaalaa

   
mobile desktop