TAHNIYAD MEHER: Mudane Maxamed Cabdilahi Cumar Iyo Maymuun Yusuf Cilmi

12/09/2014 - 00:18:16
gacal iyo sukeeyaba guurkiina lagu farax.

 

Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed ee degan Magaalada Kristiansund Ee Dalka Norwey ayaa Hambalyo ay ku dheehantahay Farxad iyo gacaltooyo u soo gudbinaaya Maxamed Cabdilahi Cumar iyo Maymuun Yusuf Cilmi oo Meherkoodu ka dhacay Taariikhdu Markay aheed 11.9.14 hotel mansoor ee Magaalada Hargayso

Dhamaan Jaaliyada Somaliyeed ee degan Magaalada kristiansund ee wadanka Norwey waxay Arooska iyo Aroosadda udirayaan Hambalyo ay ku dheehantahay Farxad
 

<iframe width="420" height="315" src="//www.youtube.com/embed/iG9zLbty8Uo" frameborder="0" allowfullscreen></iframe>

 

 

   
mobile desktop