Tacsi: Marxuum Shuceeyb Jimcaale Bare

24/10/2014 - 23:52:41
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun , waxaan halkaan tacsiiyo tiiraanyo leh uga direynaa Ehelka marxuum Shuceeyb Jimcaale Bare oo ku geeriyoodey wadanka ingariiska gar ahaan london waxaane uga tacsiiyeyneeynaa dhamaan reer jimcaale bare Isniino jimcaale Bare & Coof jimcaale Bare & Caruurtiisa waxaane rabi uga baryeynaa inuu janadii fardoowso ka waraabiyo aamin aamin
waxaa tacsiida diraayo
Reer Ciise Mohamed Guutaale oo Kala ah
Reer abdulaahi Ciise &
Reer Mohamed Ciise
Reer Abdirahman Ciise &
Reer Yaasiin Ciise &
Reer Jaamac Ciise &
Reer Cumar Ciise &
Reer Abdulqaadir Ciise &
Reer Ahmed Ciise &
Reer Maryan Ciise &
Reer Shukri Ciise &
Reer Faaduma Ciise
dadkaasi oo kala jooga dunida dacaladeeda
waxa eey leeyahiin eebe janadii fardoowso haka waraabiyo marxuum shuceeyb jimcaale bare aamin aamin
   
mobile desktop