Tacsi, Marxuumad Aamino Rooble Cigale Ku Geeriyootey Mugdisho

15/04/2015 - 23:39:15
Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaan Halkaan Tacsiiyo Uga Direynaa Dhamaan Reer Muxumad Jimcaale oo Hooyadood Marxuumad Aamino Rooble Cigale Ku Geeriyootey Caasimada Somaliya Ee Mugadisho Taarikhda Markeey Aheed 14-04-2015 Waxaane Eebe Uga Baryeynaa Inuu Janadii Fardowso Ka Waraabiyo Marxuumada Aamiin Aamiin


Waxaan Sidaas oo Kale Tacsiiyo Gaarsiineynaa Dhamaan Reer Rooble Cigale Ayagane Sabar & Iimaan Allaah Ka Siiyo Walaashood Geeridii Ku Timid Aamin Aamin
Waxaa Tacsiida Diraayo Dadka kala Ah
1 Maxaadeey Xasan Hadaafoow
2 Xaliimo Cashuur Koofile
3 Xaawo Cashuur Koofile
4 Ahmadeey Cashuur koofile
5 Faadumo Maxamed rooble & Caruurteeda
6 Faadumo Saciid Naasir & Caruurteeda
7 Seynab Subciyoow
8 Aamino Subciyoow
9 Culimo Subciyoow
10 Cabdulaahi Subciyoow
11 sahro Maxamuud Luunge
Dadkaasi oo Kala Jooga Dunida Dacaladeeda
Waxeey Rabi Uga Baryaayan Inuu Naxariistii Jano Ka waraabiyo Marxuumad Aamiino Rooble Cigale ilaaheyne Kasiiyo Kitaabkeeda Gacanta Midig Aamiin Aamiin


W/D/ Ibrahim Haji Omar
   
mobile desktop