Tacsi: Allaah Unaxariiste waxa magaalada Muqdisho ku geeriyootay Maanta Faadumo Sheekh C/qaadir Sheekh Cabdi Ow Cumar.

26/07/2015 - 23:35:21
Innaa lillaahi Wa inaa ileehi Raajicuun, dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh waxey dhambaal tacsi ah hawada umarinayaan ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootay allaah unaxariiste marxuumad Faadumo Sheekh Cabduqaadir Sheekh Cabdi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Marxuumada oo indhawaalaba lagu baxnaaninayay isbitaal kuyaalo magaalada Muqdisho ayaa caawa ahaa waxey ugeeriyootay xanuunki hayay waxana alle looga baryayaa in janadi fardowso aheed ka waraaabiyo.

Tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo qurba joogta reer warsheekh uu hogaaminayo

Suldaan Aweys Suldaan Maxamuud iyo Dr Axmed Warsheik, waxey alle uga baryeen danbi dhaaf.

Tacsidi kutimid marxuumad Faadumo Sheekh Cabduqaadir (Boqorka) ayaa waxa si gaar ah looga tacsiyeenaa Ilmo Sheekh Cabduqaadir iyo Ilmo Sheekh Xasan Ateera gaar ahaan Maxamed Sheekh Xasan Ateera iyo owlaadiisa oo alle looga baryay inuu kasiiyo samir iyadana qabrigeeda uwaasiciyo.

Innaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun

   
mobile desktop