Muuqaal Naxdin Leh: Daawo Dhaawacii Halista Ahaa Ee Soo Gaadhay Lionel Messi (Laacib.net)

21/10/2018 - 00:56:29
Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayuu dhaawac halis ah ka soo gaadhay kulankii Sevilla ee horyaalka La Liga kana dhacay garoonka Camp Nou kana tirsanaa horyaalka La Liga.


Messi ayaa si xun dhulka ugu dhacay kuna horaysiiyay gacantiisa taas oo ay u muuqatay in uu wax noqday gacantu isaga oo xitaa kor u hayn kari waayay intii uu ka baxayay garoonka.

Xiddiga ayaa xitaa aamusi kari waayay xanuun dartiis markii uu dhaawacu soo gaadhay iyada oo ugu dambayn laga saaray garoonka kadib markii uu sii wadan kari waayay ciyaartaLaacibtv Ka Daawo muuqaalkan

   
mobile desktop