Koobabka Kubadda Cagta Africa iyo Asia oo final soo gaaray

08/02/2024 - 08:42:13
Tartannada kubadda cagta ee Qaaradaha Africa iyo Asiya ayaa xalay soo gaaray wareega ugu danbeysa ee finalka.


Xulalka Ivory Coast iyo Nigeria ayaa isugu soo haray finalka Koobka Qaramada Africa, halka Koobka Qaramada Asia ay isugu soo baxeen xulalka kubadda cagta ee Qatar oo difaacaneysa iyo Urdun oo marki ugu horreysay finalka soo tiigsatay.

   
mobile desktop