Hits: 58 |
Tuesday July 07, 2015 - 02:47:38
Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Dibadda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa, been cad ku tilmaamay hadal uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ku sheegay in uu Wasiirkaasi xiligii uu shaqada arimaha Dibadda Somaliland hayay heshiis la galay dalka Sucuudiga ku sahabsan in Soomaaliya ay ka mid yihiin taas, oo uu ku sheegay been cad oo aan sal iyo raad toona laheyn.
Click here to watch