Video Updates

Nin American ah oo Af-Soomaali ku hadli kara (daawo)

Hits: 274 | Friday November 05, 2010 - 02:22:43
Afka Soomaaliga dadka waxaay ku sheegaan mid adag balse waxaa sii kordhaya ajaaniibta ku hadasha,waxaa la arkay Ruush, Swedish, American iyo German balse qeybtani waxaa ku soo gudbin doonaa nin USA u dhashay oo degenaa Hiiraan Jalalaqsi xilligii nabada ee Soomaaliya.

Click here to watch

Macquul ma tahay inaad libaax sidii bisada ula ciyaarto? daawo

Hits: 277 | Friday October 29, 2010 - 11:11:09
Waa nin la yiraara si walba sidii carruurtiisa, waxaana la yaab leh sida libaaxyada ula saaxiibeen!

Click here to watch

La yaabka dunida! Shimbirta Parrot oo akhrinaysa Qur'aanka (Daawo)

Hits: 471 | Friday October 29, 2010 - 11:52:58
Waa arin la yaab leh, shirbitani waxaay akhrinee suurad quraanka ka mid ah (Qulhuwale)

Click here to watch

Islaamka Muxuu saamayn ku lahaa Yurub? (Dawo Rage Omar)

Hits: 178 | Friday October 29, 2010 - 10:59:35
Warbixin uu Raage kaga hadlayo taariikhda uu Islaamka ku yeeshay Qaarada Yurub iyo caalamka intiisa kale.

Click here to watch

Rumee ama ha rumaysan, ninka la yiraa Tomas uur buu qaaday!!!

Hits: 373 | Saturday October 23, 2010 - 00:45:54
Adduunyada waxaan in badan maqalnay Xayawaan hadlaya, Saxuunta duusha iyo arimo kale oo la yiri waa dhalanteed balse arintani waxay ka dhacday USA hadaba daawo filimkaani!

Click here to watch

Ciyaaryahan Anshax xumo kula kacay Haweyne Garsoore aheed

Hits: 308 | Thursday October 07, 2010 - 03:20:27
Ciyaaryahan katirsan Ciyaaryahanada ka ciyaara horyaalka jarmalka ayaa anshax xumo kula kacay haweyne garoosre ka aheed Horyaalka Dalkaasi

Click here to watch

Carruurta dagaalka loo adeegsado Somalia (Warbixin culus) Dawo

Hits: 327 | Wednesday October 06, 2010 - 22:36:45
Waxaad ka dhex muuqda wiil yar oo aay soo qabteen Ciidanka Amisom kaasoo u ooynaya hooyadii kadib markii dagaal la soo geliyay isagoo maskaxdiisa iyo garaadkiisa awood u lahayn dagaalada culus.

Click here to watch

Daawo wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka & 7 Muqdisho ku dhimatay

Hits: 186 | Saturday October 02, 2010 - 21:18:08
Ilaa 7 qofood ayaa ku dhimatay daraasin kalena waa ay ku dhimatay dagaalkii maanta iyo warar kale.

Click here to watch

Dhacdo Cabsi leh! Dil aan kala sooc lahayn kaasoo ka dhacay Nigeria

Hits: 214 | Saturday October 02, 2010 - 00:09:54
Waa xasuus naxdin leh, waxa uu ka dhacay gobol ka mid ah Nigeria. Haddii aad ka yar tahay 18 ha daawan filimka oo naxdin leh

Click here to watch

Weligaa ma aragtay qoraxda oo madoobaanaysa? Daawo filimkaani

Hits: 151 | Sunday September 26, 2010 - 23:19:30
Wadanka hindiya ayaa waxaa ka jiro dhaqan diineed aay leeyihiin kuwa aaminsan Hinduuga waxaayna sameeyaan isu soo bax weyn, hadaba waxaay ku soo beegantay maalin si lama filaan ah aay qoraxda u madoobaatay. Daawo video ay soo qaaday BBC

Click here to watch

Cabdulle Raage

Hits: 299 | Sunday September 12, 2010 - 01:25:33

Click here to watch

Weerarki Hotel Muna

Hits: 147 | Sunday September 12, 2010 - 01:22:21

Click here to watch

Qilaafka Shariif iyo Sharma'arke

Hits: 104 | Sunday September 12, 2010 - 01:20:22

Click here to watch

C/casiis Xildhibaan iyo Ogadeniya

Hits: 134 | Sunday September 12, 2010 - 01:15:34

Click here to watch

Dooda Samatay ee Universal

Hits: 82 | Sunday September 12, 2010 - 01:14:12

Click here to watch

Dikri

Hits: 117 | Friday September 10, 2010 - 02:40:31

Click here to watch

Marxalada dhabta ee Xamar ka daawo filimkani la qaaday Ramadan

Hits: 742 | Monday November 29, 2010 - 22:18:01
Waxaad ku daawan doontaan Sida aay isu ilaaliyaan ciidanka Amisom, Madaxtooyo, Guriga Ummadda iyo Cisbitaalada ciidanka iyo muraalkooda inta uu la eg yahay!

Click here to watch

Nil geel jire Soomaali ahaa oo shaqadiisa ka helay Sweden (Cajiib)

Hits: 87 | Wednesday March 02, 2011 - 21:15:38
Wadankani Sweden waxaa afka waxbarasho kadib la isu diraa Praktik ama tababar shaqo si uu qofka u helo xirfad shaqo balse Cali Cabdulaahi oo ka yimid Soomaaliya wuxuu dalbaday shaqo in badan markeey maqlaan la yaabaan in laga heli karo Sweden taasoo ahayd Geel ilaalin balse waaxda shaqada waa aay u weshay inkastoo geela Yurub jooga uu ka muuqaal duwan yahay keena!!!

Click here to watch