Video Updates

(Q.4aad) Fadliga Bisha Ramadaan. " Sh: C/llaahi Cali Aadan"

Hits: 178 | Wednesday July 08, 2015 - 18:48:27
Waxaa idin fududeeyay Shabakada Diinia ah ee Warsheekh iyo Studiyaha Moonlight ee ka bogasho wacan

Click here to watch

Subac Qur'aan oo kaamil ah, Juzka 5,aad ilaa 6,aad

Hits: 227 | Tuesday July 07, 2015 - 03:31:41
Maasha'alaah, Mahadi ha ka gaarto Mucalimiinti iyo dhamaan inti gacan ka geestay diyaarinti iyo soo gudbinta Subacaan ka kooban 114ta, Qur'aanka Kariimka oo aan idinku soo gudbin doono 2 Juz qeybtiiba, Waa bahda Shabakada Warsheekh oo leh illaah ha inagu anfaco .

Click here to watch

(Q.3aad) Fadliga Bisha Ramadaan "Sh: C/llaahi Cali Aadan"

Hits: 169 | Tuesday July 07, 2015 - 03:27:06
Waxaa idin fududeeyay Shabakada Diinia ah ee Warsheekh iyo Studiyaha Moonlight ee ka bogasho wacan

Click here to watch

10A. The 2nd Annual Somali Diaspora Youth Conference

Hits: 96 | Tuesday July 07, 2015 - 02:51:57
Ilhan Dahir is from OH and she has written this poem for Somali Diaspora Youth's conference that coincided with Somalia's 50th Anniversary. The theme was building bridges for a better

Click here to watch

Sir siyaasadeed oo ka qaraxday Somaliland (VIDEO)

Hits: 53 | Tuesday July 07, 2015 - 02:47:38
Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Dibadda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa, been cad ku tilmaamay hadal uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ku sheegay in uu Wasiirkaasi xiligii uu shaqada arimaha Dibadda Somaliland hayay heshiis la galay dalka Sucuudiga ku sahabsan in Soomaaliya ay ka mid yihiin taas, oo uu ku sheegay been cad oo aan sal iyo raad toona laheyn.

Click here to watch

(Q.2aad) Fadliga Bisha Ramadaan "Sh: C/llaahi Cali Aadan"

Hits: 222 | Monday July 06, 2015 - 03:00:30
Waxaa idin fududeeyay Shabakada Diinia ah ee Warsheekh iyo Studiyaha Moonlight ee ka bogasho wacan

Click here to watch

Subac Qur'aan oo kaamil ah, Juzka 3,aad ilaa 4,aad

Hits: 226 | Monday July 06, 2015 - 02:44:55
Maasha'alaah, Mahadi ha ka gaarto Mucalimiinti iyo dhamaan inti gacan ka geestay diyaarinti iyo soo gudbinta Subacaan ka kooban 114ta, Qur'aanka Kariimka oo aan idinku soo gudbin doono 2 Juz qeybtiiba, Waa bahda Shabakada Warsheekh oo leh illaah ha inagu anfaco .

Click here to watch

Subac Qur'aan oo kaamil ah, Juzka 1,aad ilaa 2,aad

Hits: 282 | Sunday July 05, 2015 - 01:05:02
Maasha'alaah, Mahadi ha ka gaarto Mucalimiinti iyo dhamaan inti gacan ka geestay diyaarinti iyo soo gudbinta Subacaan ka kooban 114ta, Qur'aanka Kariimka oo aan idinku soo gudbin doono 2 Juz qeybtiiba, Waa bahda Shabakada Warsheekh oo leh illaah ha inagu anfaco .

Click here to watch

(Q.1aad) Fadliga Bisha Ramadaan "Sh:C/llahi "

Hits: 156 | Sunday July 05, 2015 - 00:32:54
Waxa halkaan idinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane diini ah oo aan ku weyneeneeno Bisha Barakeysan ee Ramadaanka (Q.1aad) Fadliga Bisha Ramadaan "Sh: C/llaahi Cali Aadan"

Click here to watch

Qasaaraha weerarkii xerada Xalane

Hits: 830 | Monday December 29, 2014 - 16:31:47
Magaalada Kampala ee wadanka Uganda waxaa la gaarsiiyay meydadka saddex askari oo ku geeriyootay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen xerada taliska AMISOM ee magaalada Muqdisho, waxaana salaan sharafeed lagu soo dhoweeyay meydadka ciidamada Uganda.

Click here to watch

La soco barnaamijka Qubanaha VOA

Hits: 675 | Thursday December 25, 2014 - 20:23:17
Barnaamijka Qubanaha Idaacadda Afka Soomaaliga ee VOA-da kala soco dhacdooyin kala duwan oo xiiso leh.

Click here to watch

Soomaaliya oo la wareegtay Hawadeeda

Hits: 458 | Wednesday December 10, 2014 - 08:41:30

Click here to watch

Dhallinyarada Soomaaliyeed

Hits: 281 | Tuesday December 02, 2014 - 10:52:51
Dhallinyarada Muqdisho, Baraawe iyo Marka ayaa kulan ballaaran ka yeeshay sidii ay u sameysan lahaayeen dallad isku xirta isla markaana danahooda iyo horumarkooda u howl gasha, waxaana kulan arrintaasi looga hadlayo oo ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose ka soo qeyb galay saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka, dhallinyarada saddexda magaalo iyo mas'uuliyiin kale...

Click here to watch

Shabaab kaddib isbedelka Baraawe

Hits: 116 | Monday December 01, 2014 - 12:12:43
Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidi) ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyay xaaladda degmada Baraawe tan iyo markii laga saaray ururka Al-Shabaab, wuxuuna Guddoomiye Siidi sheegay in Baraawe ay ka soo kabsaneyso dhibaatooyin fara badan oo ay u geysteen maleeshiyada Shabaab

Click here to watch

DAAWO FARRIIN MUHIIM AH

Hits: 288 | Thursday November 20, 2014 - 16:55:51
Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi ayaa ka warbixiyay mowlaca Sheekh C/raxmaan Celi oo uu sheegay Sheekha inuu dhisnaa muddo 40-sano ka badan aan la dayactirin, mowlacaas oo Sheekh C/raxmaan Celi ka faafin jiray diinta Islaamka iyo barashada culuunta Islaamka ayuu ugu baaqay shacabka, jaaliyadaha, ganacsata iyo cid kasta oo ka mid ah asxaabtii Sheekh C/raxmaan Celi ka soo diin qaaday inay isku kaashadaan sidii loo dayactiri lahaa mowlaca.

Click here to watch

HEES: Khilaafka madaxda Dowladda

Hits: 151 | Thursday November 06, 2014 - 19:03:23
Hees wadani ah oo ku saabsan khilaafka soo noqnoqday ee had iyo goor soo kala dhex gala Madaxweynaha iyo Ra'iisal Wasaarihiisa ee ay Soomaaliya yeelato, ayaa waxaa soo saaray Weriye C/llaahi Muuse Kalgacal oo ka tirsan Weriyeyaasha Muqdisho, heestaas oo marka aad dhageysato murtideeda xusuustaada ku reebeysa qiiro wadaniyadeed.

Click here to watch

Siyaaradii 21-aad ee Sheekh Cali Cabdulle

Hits: 375 | Sunday November 02, 2014 - 22:28:58
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay siyaarada 21-aad ee Sheekh Cali Cabdulle Cumar, waxaana gabagabada siyaaradda lagu soo bandhigay qasiidooyin, digri iyo Nabi Ammaan si weyn u soo jiitay dareenka ka qeyb galayaasha siyaaradaasi.

Click here to watch

Gabay xiiso leh oo ku socda Indha Qarshe

Hits: 318 | Thursday October 23, 2014 - 18:42:54

Click here to watch

Bilowga qorshaha cusub ee dhallinyarada

Hits: 202 | Friday October 17, 2014 - 19:47:43
Guddoomiyaha Hay'adda CCD Md. Ciise Axmed Cumar oo ka mid ahaa madaxdii ka qeyb gashay kulanka dhallinyarada 17-ka degmo ee gobolka ay ku yeesheen Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in dhallinyarada gobolka ay horseed u noqdaan ka badbaadinta shacabkooda...

Click here to watch

Guulaha howlgalka Bad Weynta Hindiya

Hits: 186 | Monday October 06, 2014 - 19:28:01
Taliyaha ciidamada Dowladda Federaalka Jan. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarsho) ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray howlgalka Bad Weynta Hindiya ee ay ka wadaan dalka, wuxuuna hoosta ka xariiqay ujeedada howladaasi inay yihiin sidii dalka looga cirib tiri lahaa kooxda Al-Shabaab oo uu sheegay inay dalka ka wadaan dhibaatooyin kala duwan.

Click here to watch

Filimka cusub ee Al-Shabaab soo saartay

Hits: 258 | Monday October 06, 2014 - 19:21:52
Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay filim waqtigiisii ka soo dib dhacay, hase yeeshee inkastoo aan la garaneynin sababtaasi ayaa hadana waxay filimkaan cusub ku soo bandhigeen muuqaalo ay isugu muujinayaan inay iyagu weli dalka ka wadaan dagaallo fool ka fool ah, qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ay la beegsanayaan cid kasta oo iyagu ka soo horjeeda fikradooda.

Click here to watch

Wacdaraha Wiil Soomaali Holandees ah

Hits: 224 | Tuesday September 30, 2014 - 12:11:57
Wiil Soomaali Hollandees ah ayaa wacdaro ka dhigay magaalada Muqdisho, kaddib markii laga soo duubay muuqaallo Video ah min Holland ilaa Muqdisho.

Click here to watch