Video Updates

Wiil Soomaali ah oo ka tirsan kooxda IS

Hits: 138 | Monday September 29, 2014 - 11:20:40
Wiil Soomaali ah oo uu adeer u yahay Ra'iisal Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon kana tirsan kooxda Khilaafada Islaamka ee la baxday Daacish ama loo yaqaan IS ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay inay weerarayaan magaalooyin ka tirsan dalalka caalamka oo ay ka mid tahay magaalada New York.

Click here to watch

Wareejinta Dekedda Muqdisho oo la diiday

Hits: 135 | Monday September 22, 2014 - 21:15:20

Click here to watch

Isbadalka dhaqanka Soomaaliyeed

Hits: 213 | Friday September 19, 2014 - 19:31:10
Nabadoon Maxamed Maxamuud Sahal (Shido) oo ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa ka hadlay dilka Axmed Godane hoggaamiyihii ururka Al-Shabaab ee lagu dilay duqeynta diyaaradeed...

Click here to watch

Taageerada Howlgalka Indian Ocean

Hits: 130 | Thursday September 18, 2014 - 15:30:44
Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacaya dibadbaxyo lagu taageerayo howlgalka Indian Ocean ee ay dalka ka wadaan ciidamada Dowladda Federaalka iyo xoogagga AMISOM...

Click here to watch

Madaxweynaha oo kormeeray Isb.Digfeer

Hits: 190 | Monday September 15, 2014 - 18:31:10

Click here to watch

Doorka Culimada Ahlu Suna Waljameeca

Hits: 101 | Monday September 15, 2014 - 17:25:59

Click here to watch

Daawo mucjisada adduunka

Hits: 134 | Wednesday September 10, 2014 - 11:30:17

Click here to watch

"Godane waa buro fool ku taal"

Hits: 97 | Tuesday September 09, 2014 - 22:55:08

Click here to watch

Dilkii Godane oo loo dabaal degay

Hits: 109 | Monday September 08, 2014 - 17:31:03

Click here to watch

Al-Shabaab isku dhiibay Dowladda

Hits: 121 | Monday September 08, 2014 - 00:58:22
Maxamed Aadan Cabdiraxmaan oo ah horjoogaha shabaabka ka tirsanaa ayaa sheegay in isu soo dhiibistiisa ay gacan ka geysteen Waalidkiis, isagoo xusay in uu aad ugu faraxsanyahay sida uu uga soo goosta kooxda Shabaab.

Click here to watch

10-ka Wadan Ee Bari Africa oo Ciidan Gaar ah Dhisanaya.

Hits: 202 | Thursday July 17, 2014 - 00:42:41
Wadamada Bariga Africa oo ku dhawaaqay in Dhammaadka Sanadkani ay Si Rasmi ah u Hawlgalayaan Ciidamo Ay ku Midaysanyihiin Wadamada africa-da bari.

Click here to watch

Dhagar Qabayaashii Dilay Nafisa Oo Xukun Dil Ah Lagu Fuliyay

Hits: 150 | Tuesday July 15, 2014 - 22:21:25
Maxkamada ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka toogatay labo gacan ku dhiigle oo ka dambeeyay dilkii loo geystay Nafisa Cismaan Salaad oo eheyd gabar arday ah.

Click here to watch

Somaliland oo habaartay cidi aan qaadan Baasaboorkooda

Hits: 357 | Monday June 23, 2014 - 19:57:15
Mudane Waran Cade ayaa dowlada Sacuudiga ka codsaday iney Aqbalaan baasaboorka Somaliland hadii kale ee Alle kudaynayaan

Click here to watch

Mad, Xasan oo Su'aalo Xasaasi ah la weydiiyay

Hits: 204 | Monday June 16, 2014 - 11:46:26
Barnaamijka Dood wadaag ee kabaxa Tv-Universal ayaa waxa habeenki xalay marti ku ahaa Madaxweynaha dowlada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamud iyadoo sidoo kale goob jooge ka ahaayeen Ra'isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya, gudoomiyaha Baarlamaanka, qaar kamid ah ra'isul wasaarayaashi dalka soo maray iyo marti sharaf kale oo aad ufara badan,

Click here to watch

Beelo Somaliland ah oo Sirbadan banaanka keenay

Hits: 190 | Saturday June 14, 2014 - 22:20:12
Beesha Subeer Awal Oo Ku Dhawaaqday In Ay Lacagaheeda Kala Baxayso Accountiyada Dahabshiil.

Click here to watch

Barnaamij Gaar Musharixiinta Noble Dr Dufle (VIDEO)

Hits: 221 | Friday June 06, 2014 - 13:59:22
Barnaamij gaar ah oo ee ka diyaarisay Tv-ga Universal isla markaana ee ku wareesaneeso Dr Cisman Maxamud Dufle oo sanadkaan usharaxan Abaal Marinta Caalamiga ah Noble isagoo sidoo kalena ku guuleestay Abaal marin kale oo bixiso Machad kuyaalo Dalka Talyaaniga

Click here to watch

Raila Odinga oo Ruxay Qalbiyada Soomaalida Islii

Hits: 177 | Thursday June 05, 2014 - 20:33:03
Ra'iisul wasaarihii hore ee Kenya ahna hoggaamiyaha isbahaysiga CORD ee ugu wayn mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa maanta booqasha ku tagay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Click here to watch

Wareysiga Wasiir C/raxman Beyle oo qiiro iyo wadaniyad wata,

Hits: 126 | Thursday June 05, 2014 - 12:58:34
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Dr Cabdiraxman (Beyle) oo wareysi xasaasi ah siiyay Tv-ga Universal ayuu uga waramay arimo dhowr ah oo dhab kahadal ah watana dareen iyo qiiro gooni ah isagoo talo guud oo xanuun badana udiray dhamaan dadka Soomaalida

Click here to watch

Kenyaati la oynaayo Joojinti Qaadka ee gudaha wadanka Ingiriiska

Hits: 188 | Sunday June 01, 2014 - 17:46:28
Xildhibaano iyo Ganacsato udhashay Dalka Kenya ayaa isugu soo baxay magaalo katirsan dalkaasi oo ee caan ku aheed beeraha uu kabaxo qaadka kadib marki dowlada Ingiriiska ee si rasmi ah ujoojisay udhoofita qaadka ee dalkeeda

Click here to watch

(HARGEYSA) VIDEO NAXDIN LEH QAABKII XALAY LOO MIRAY C/LLAAHI ABOKOR

Hits: 109 | Friday May 30, 2014 - 23:21:56
Kowdii iyo badhkii habeennimo ayay na soo galeen markaa xabbad ayay nagu bilaabeen, innamo ayaa joogay guriga Istaaf ah, Innamadii bay xabbado isku rideen, markaa xabbada kala garan maayo anigu kuwan iyo kuwaas waxay ridayeenne laakiin bambooyin baa nalagu ridayay sun baa nalagu tuuray, suntan dadka ka ilmaysiisa" sidaa ayay tidhi Marwo Sacdiya Maxamed Cilmi oo ah Oorida Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga ee Ciidammadu kaxaysteen"… 1:30-kii Ayay Na Soo Galeen, 3:00-Dii Habeennimona Way Naga Tageen..Waxa La Kaxeeyey Cabdillaahi Iyo 3 Inan Oo Staff Ahaa Oo Mid Dhaawac Ay Ku Qaateen…"

Click here to watch

Wasiiro Xag jiriin ah oo kudhax jira xukuumada Somaliland

Hits: 153 | Thursday May 29, 2014 - 07:02:01
Wasiir ku xigeenkii hore ee amniga ee Xukuumada Somaliland oo Sir badan kashifay isagoo sheegay in Xukuumada Somaliland ee kujiraan Wasiiro katirsan Ururo Xag jiriin ah sida Alshabaab.

Click here to watch

"Yaabka Aduunka", Haweyn Soomaaliyeed oo kudagaalamay Dood Live

Hits: 197 | Sunday May 25, 2014 - 12:03:24
Haweyn Kudagaalamay Barnaamij dood ah oo kabaxa Tv-ga Kalsan kaasi oo daadihinayay Wariye Cabduqaadir Nadaara

Click here to watch