Video Updates

Wareysi Su'aalo Xasaasi lagu weydiiyay Madaxweyne Xasan

Hits: 107 | Thursday May 22, 2014 - 05:21:28
Universal TV Wareysi gaar lala yeeshay Madaxweynaha Federaalka Somalia 20 05 2014

Click here to watch

SOOMAALIDA GOTHENBURG OO FURSADO SHAQO LOO ABUURAYO

Hits: 128 | Wednesday May 21, 2014 - 01:01:08
URURKA AQOONYAHANADA BANAADIR OO FURSADO SHAQO KA ABUURAY GOTHENBURG

Click here to watch

Universal TV oo soo bandhigtay Muuqaal Yaab leh oo Muqdisho iyo Xiliga Habeenki

Hits: 137 | Sunday May 18, 2014 - 22:50:33
Magaalada muqdisho is bedel weyn ka jira xilyadada habeenkii, Waa Muuqaal aad uxiiso badan oo caawa laga sii daayay Tvga Caalamiga ah ee Universal Tv

Click here to watch

Sanad Guuradii 31-aad ee Arooski Abwaan Sangub & Marwadiisa Khadiijjo Ow Daahir

Hits: 83 | Friday May 16, 2014 - 21:05:54
Abwaanka Caanka ah Maxamuud C/laahi Ciise Sangub waxa uu u dabaal degay sanadguurada 31-aad ee arooska isaga iyo marwadiisa Khadiijjo Ow Daahir. Xaflada ayaa ka dhacday Hotel Global Muqdisho.

Click here to watch

Madaxweyne Xassan Sheikh Vs Xildhibaannda & Qabyaaladii oo lasiyaasadeeyay

Hits: 109 | Wednesday May 14, 2014 - 22:58:56
Muuqaalo goos goos ah oo dhamaan ku qotoma xaqiiqada dooda xiligaan udhaxeyso Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku kacsan Madaxweyna ,

Click here to watch

Muuqaal Sir ah: Laaluush Qaadashada Ciidanka Kenya

Hits: 114 | Wednesday May 14, 2014 - 21:16:51
Waxa marki ugu horeesay lasoo dhigay baraha Internetka Muuqaal qarsoodi ah oo laga duubay Booliska Dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi oo si cad uqaadanayo lacago laaluush ah taasi oo markaati unoqon doonto hay'adaha udooda Xuquuqda aadanaha ee cabashada kamuujiyay hab dhaqanka ciidanka Kenya

Click here to watch

Filim laga sameeyay Dhibka lagu hayo Soomaalida Nairobi

Hits: 293 | Thursday May 01, 2014 - 12:45:40
Waa barnaamij gaar ah oo ka hadlaya xaaladda dhabta ah ee ka jirta xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Ciidamada Kenyaa ayaa 1-dii bishan April 2014 billaabay howlgallo ay ku sheegeen in amniga lagu xaqiijinayo kaddib qaraxyo ka dhacay xaafadda Islii, laakiin howlgalka wuxuu noqday mid si gaar ah loogu bartilmaameedsanayo dadka Soomaaliyeed. Inta uu howlgalku socdo waxaa dhacday in askarta Kenya ay xabsiga dhigeen qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya Siyaad Maxamuud Shire oo kaarkiisa Diblumaasi tusay ciidaka, balse laga dhago furaystay. Arrintaas ayaana noqotay hadal heyn aad u weyn!

Click here to watch

"Ceeb", Kenya oo xalaaleesatay Kismaayo

Hits: 172 | Tuesday April 29, 2014 - 23:34:13
Dowladda Kenya oo la rumeysan yahay in ay taageerto Maamulka Kmg ah ee Jubba, ayaa waxa ay Qunsul u soo magacawday Gobolada Jubbooyinka, markii ugu horeysay.

Click here to watch

Madaxweyne K/Xigeenki Hore ee Kenya oo Hadal Yaab leh Kasoo Yeeray

Hits: 233 | Friday April 25, 2014 - 01:12:30
Dhacdo ugub ah ayaa maanta kadhacday dalka Kenya taasi oo kadhacday madal uu shir jara'id ku qabanayay siyaasiga caanka ah ee reer Kenya Kalonzo musyoka oo hore usoo noqday madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya.

Click here to watch

hooyo Soomaaliyeed Oohin La Amusi Waysay kadib Xusuus dheer

Hits: 279 | Thursday April 24, 2014 - 15:18:05
Daawo hooyo Soomaaliyeed Oohin La Amusi Wayey Ilaa 5 Maalin Ugu danbeyey Arin kaga Argagixinaysa

Click here to watch

Qaraxi Caawa ee Saldhiga Bangaani ee Nairobi

Hits: 220 | Wednesday April 23, 2014 - 23:24:43
Waxa idin soo gudbineenaa muuqaaladi udambeeyay ee qaraxi kadhacay Nairibi kaasi oo lagu fuliyay Gaari cad oo Toyota ah oo laga soo buuxiyay walxa qarxa isla markaana kuqarxay afaafka hore ee saldhiga Banganai ee xaafada islii magaalada Nairobi

Click here to watch

Heestii Keenyaati oo idil Nooma ayna kala harin

Hits: 127 | Wednesday April 23, 2014 - 18:52:00
waa heestii " keenyaati oo idil nooma aysan kala harin", waa kuwaan erayada heestu:

Click here to watch

Sababta loo qaato caruurta Soomaalida Norway oo la kashifay

Hits: 92 | Wednesday April 23, 2014 - 09:21:33
Soomaalida Trondheim ayaa heshiis la gashay maamulka gobolka Trondheim si aan caruur looga qaadan Soomaalida. Ahmed ayaa shaaca ka qaaday qaabka lagu difaaci karo caruurta Soomaaliyeed, taa oo ah:

Click here to watch

Waxa kadhacay Gabiley Nin Xaaskiisa oo uur U"leh loo guurshay Nin Kale!!

Hits: 104 | Wednesday April 23, 2014 - 09:03:29
Daawo Muuqaalka: Dhacdo laga Naxo Laga ar gagaxo laga xumaado .kadib markii Nin Somaliyed Naagtiisa oo Uur Sagaal Bilood leh Si qasab ah loogu guuriyey Nin Kale:-wiilkaan soomaaliyeed ayaa sheegay in lamidab tikooray xaaskiisa uu xalaasha ku guursadayna lagu dhahay maba kugu xernto subxaanallah.war awaay diintii war aaway islaam nimadii..

Click here to watch

"War Cusub", Xaalada Soomaalida Islii oo is badashay Kadib Todobaadyo

Hits: 91 | Tuesday April 22, 2014 - 20:47:56
Waxa is badal dareen kujiro laga dareemayaa xaafada islii ee magaalada Nairobi kadib howlgal socday laba todobaad oo aan habeen iyo maalin loo kala nasan.

Click here to watch

Universal Tv oo qabatay Dood ruxday Somaliland, Puntland iyo Khaatumo

Hits: 118 | Monday April 21, 2014 - 12:53:31
tvga universal ayaa soo bandhigay is qabsiga udhaxeeya maamulada somaliland, puntland iyo khaatumo iyadoo barnaamijka lagu waraystay masuukiyiin ka tirsan khaatumo iyo puntland barnaamijka ayaa waxaa fadeexad kala kulmay maamulka soomaaliland kadib markii lasoo bandhigay cadaymo

Click here to watch

Xiriirka kadhaxeeyo W/A/Gudaha Somaliland iyo Taliyaha waaxda socdaalka Soomaaliya

Hits: 121 | Saturday April 19, 2014 - 20:45:56
Taliyaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee Soomaaliya Jeneral Gaafow ayaa daboolka ka qaaday xiriir dheer ee kala dhaxeeyo wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane Cali Waran Cade.

Click here to watch

Itoobiya iyo Saameenteedi joojinta colaadi Taleex iyo amrida Puntland iyo Somaliland

Hits: 134 | Saturday April 19, 2014 - 20:34:09
Madaxweyne Xigeenka maamulka Somaliland mudane C/raxman Seylici ayaa daboolka ka qaaday saameenta Itoobiya ee maamulka somaliland iyo waliba sida ee Itoobiya ugu canaanatay maamulkaasi weerarki Taleex

Click here to watch

Afhayeenki Maamulka Jubba oo Banaanka keenay Wax Mugdi kujiray

Hits: 121 | Wednesday April 16, 2014 - 12:26:05
Afhayeenka Maamulka KMG ah ee Jubba Mudane Seeraar ayaa wareysi xasaasi ah oo uu siiyay TV-ga Universal uga hadlay arimo badan oo shaki kujiray

Click here to watch

Wariye Somali ah oo Su'aalo culus uga nixiyay Madaxweynaha Kenya

Hits: 140 | Monday April 14, 2014 - 10:36:06
Wariye Soomaaliyeed oo katirsan Tv-ga Citizen Tv ee fadhigiisu yahay magaalada Nairobi ayaa waxa uu wareysi toos ah layeeshay madaxweynaha kenya Uhuru Kenyata.

Click here to watch

Kasaraani, Hooyo Naasaha barareen Nuujinta Canugeeda oo loo diiday

Hits: 218 | Friday April 11, 2014 - 21:21:47
Safiirka Soomaaliya ufadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameeriko oo maanta markale booqday Xabsiga ee kujiraan Soomaalidi la raafay ayaa halkaasi waxa uu kula soo kulmay Hooyooyin aad udhiban oo ooyin is celin waayay marka ee arkeen Safiirka.

Click here to watch

Darxumada Taalo Islii iyo Mombaso, Muuqaal Naxtin leh Hooyooyin la garaacayo

Hits: 226 | Friday April 11, 2014 - 20:37:38
Waxa markale maanta ee soo bandhigeen warbaahinta dalka Kenya tacadiyada xoogan ee kadhashay howlgalka kasocda dalka kenya oo ee wadaan ciidamada amaanka dalka Kenya kuwaasi oo tan iyo marki uu bilowday howlgalkaani lagu eedeeyay iney geesteen kutumasho xuquuqda bani aadamka ah.

Click here to watch