Video Updates

Muungaab: "70 Gabar & 70 Wiil ayaa Lix saac habeen lagu qabtay Liido"

Hits: 260 | Thursday April 10, 2014 - 15:51:14
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo hadal ka jeediyay munaasabad ka dhacday degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir ayaa weerar afka ah ku qaaday qurba joogta.

Click here to watch

Xildhibanad Somali Kenyan ah oo Afka furatay dirtay Fariin qiiresan

Hits: 184 | Saturday April 05, 2014 - 20:46:33
https://www.youtube.com/watch?v=ehRyVCfxQ1M

Click here to watch

Sh: Xasaan oo lagu eedeeyay Inuu Bam Tuuris

Hits: 405 | Friday April 04, 2014 - 00:12:16
Shiikh Xassan Xussein iyo marwadiisa Fordowso Mohamed oo 1 April laga qabtay Hoygooda Xaafada Islii Wadada Jaamka ayaa markii ugu horeysay maanta waxaa la soo taagay Maxkamad Ku taal Magaalada Nairobi.

Click here to watch

kala Wareega Gudoomiyihi hore ee Gobolka iyo Gudoomiyaha Cusub

Hits: 393 | Tuesday March 04, 2014 - 22:45:39
TARSAN OO XILKA KU WAREEJIYEY MUUNGAAB

Click here to watch

Munaasabad lagu taageerayay Muungaab oo Sweden kadhacday

Hits: 443 | Tuesday March 04, 2014 - 22:42:31
Jaaliyada Soomaalida kunool wadanka Sweden gaar ahaan magaalada Gothenburg ayaa waxa ee isugu soo baxeen xaflad balaaran oo lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Mudane Jeneral Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).

Click here to watch

Alshabaab xiran Indho Shareer oo laqabtay

Hits: 643 | Saturday March 01, 2014 - 20:28:36
SHABAAB JALBAAB IYO INDHA SHAREER XERAN OO MUQDISHO LAGU QABTAY

Click here to watch

Madaxweynayaal Soomaaliyeed oo Dhaanto ciyaaraya

Hits: 337 | Thursday February 27, 2014 - 23:11:37
Bal daawo muuqaal qosol badan madaxweynayaasha Puntland iyo Kilinka shanaad oo ciyaarayo dheesha Dhaantada

Click here to watch

Madaxweyne Soomaali oo Baaskiil wadaya

Hits: 231 | Monday February 24, 2014 - 09:58:13
Aqristow bal Daawo oo garo Mas'uulkan Baaskiilka wadayo oo ah mid kamid ah Madaxweynayaaasha Soomaalida ee ka taliya Ismaamulada kajira Geeska Afrika

Click here to watch

"Xusuusta Culimada", Soo dhaweyntii Sh Axmed Gaballe

Hits: 254 | Friday February 21, 2014 - 22:14:24
"Xusuusta Culimada Soomaaliyeed", Waxa Caawa kusoo qaadaneena Muuqaalo taariikh ah oo laga soo qaaday Alaah Unaxariiste Mashaa'iqda Soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac Sheekh Axmed Gabale iyo Macalin Nuur Maxamed Siyaad

Click here to watch

Somaliland oo war kale kasoo saaray Universal

Hits: 143 | Sunday February 16, 2014 - 00:06:22
Wasiirka warfaafinta Somaliland oo markale si kulul uga hadlay Tv-ga Universal iyo sida ee ka yeelayaan ka maamul ahaan .

Click here to watch

Munaasabad lawada ooyay oo kadhacday Muqdisho

Hits: 157 | Friday February 14, 2014 - 21:57:00
JAWAARI OO QIIRO DARTEED OOYEY KA DIB HOBALADA WAABERI U HEESEEN IYO HIBA NUURA OO

Click here to watch

Rabshadihii Kadhacay Minneapolis oo Abdiwarsame laga Wareystay

Hits: 92 | Friday February 14, 2014 - 19:56:50
Abdiwarsame oo ah City councilka minneapolis ayaa ka hadlay rabshadihii ka dhacay minneapolis mn

Click here to watch

RW/Xigeenka oo booqday Mowlaca Sh: Muxyadiin Celli

Hits: 306 | Thursday February 06, 2014 - 12:17:13
Wafdi culus uu horkacayo R/Wasaare Xigaanka ahna wasiirka Owqaafta iyo Arimaha diinta ee xukuumada Soomaaliya mudane Ridwaan Xirsi Maxamed iyo kuxigeenkiisa Yuusuf Xeele Jimcaale ayaa booqasho gaaban kutagay xarun diimeedka Sheekha caanka ah ee Sheekh Muxyadiin Celli ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho.

Click here to watch

Su'aalo xasaasi oo laweydiiyay Cali Warancade

Hits: 181 | Thursday January 30, 2014 - 11:03:03
wareysigi ugu xisiaha badnaa waayadaan ayaa lala yeeshay wasiirka arimaha gudaha Somaliland mudane Cali Warancade iyadoo wareysiga qaaday wariyaha Tv-ga Somali Chanel Cabdikariin Cali Kaar

Click here to watch

Jidadka Xaafadaha Muqdisho oo magacyo looyeelayo

Hits: 211 | Sunday January 26, 2014 - 22:41:20
Kulan looga hadlayay barnaamij kusaabsan in magacyo iyo nambaro loo sameeyo Jidadka iyo guryaha xaafadaha Magaalada Muqdisho

Click here to watch

Beenti laga Faafiyay Wariya Sagal oo beenowday

Hits: 351 | Tuesday January 21, 2014 - 03:09:36
v-ga Universal ayaa maalgashi balaaran ku sameeyay studio-giisa ku yaala magaalada Muqdisho maadaama ay xasiloonida magaalada ay dib usoo laabatay.

Click here to watch

Kaftan dhab kahadal ah iyo saameentiisa (Muuqaal xiiso badan)

Hits: 306 | Sunday January 19, 2014 - 16:31:41
barnaamijka Faaliyaha Qaranka oo ah mid ee ku bahoobeen soo saaristiisi majaajilistayaal caan ah ayaa waxey soo bandhigeen sheekadi ugu xisaha badneed uguna saameenta badan

Click here to watch

Somalida Sweden oo siyaab leh udhigay xuska Nabiga (NNKH))

Hits: 327 | Tuesday January 14, 2014 - 22:24:42
Sidee u dhacday Xafladii Mowlidka Nabiga NNK ee lagu qabtay Stockholm Sweden 2014.01.04.

Click here to watch

Muslimiinta Kenya oo siyaab leh uxusay Nabiga (NNKH)

Hits: 209 | Tuesday January 14, 2014 - 22:18:55
war Hctv mowlidka oo si weyn loga xusay nairobi

Click here to watch

Haweynka Somaliland oo dhigay Xaflada Dhalashada Nabiga (CSW)

Hits: 164 | Tuesday January 14, 2014 - 22:16:41
xuska Dhalashada Nabiga muxamed Hargeisa ee Haweenka

Click here to watch

Madaxweyne Gaas oo udigay maamulki Faroole

Hits: 163 | Friday January 10, 2014 - 19:44:46
adaxweynaha Cusub ee maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo shir jaraa'id ku qabtay maanta magaalada Garowe ayaa waxa uu uga hadlay arimo kala duwan.

Click here to watch

Daawo sida uu noqday Jawiga marka ladoortay C?WIli

Hits: 206 | Wednesday January 08, 2014 - 13:17:18
MADAXWEYNAHA CUSUB EE PUNTLAND PROF CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS

Click here to watch